Waa Sidee xaalada dhabta ah ee Maxbuuska Hore u aha madaxawyanaha Degaanka Somaalida Ethiopia...
Warar laga helayo ehelada madaxweynihii hore ee Dowlad-deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegaya in ay la kulmeen "ayadoo Cabdi lagu jirdilayo xabsiga uu...
Jariidada Alleastafrica oo Daabacday Kaalinta uu ku laha madaxwaynaha dawlada xamar in wadhadal Loo...
-Ka dib isbadalo nabadeed oo ka dhacay Geeska Afrika oo uu hormood u yahay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa la soo...
Hooyadda Dhashay Madaxweynihii Hore Ee Killilka 5aad Oo Sheegtay In Wiilkeedii Lagu Jidh Dilay...
Hooyo Deeb Mahad Colow oo ah hooyada dhashay Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxa ay sheegtay in wiilkeeda...
Dawladda Djabouti Oo La Wareegtay Dekedii Ay Maal Gelisay Shirkadda DP World
Xukumadda Jabuuti ayaa sheegtay in aanay suurto ahayn in shirkadda DP World ay mar kale ku soo noqoto maamulka Dekedda Dooraale.
Shirkadda DP World War...
Madaxweyne Geele Iyo Madaxweyne Issias Afawerki Oo La Isugu Keenayo Shirka IGAD OO Addis...
Waxa la filayaa inuu maanta Addis Ababa ka furmo shir madaxeedka IGAD, waxaana markii u horaysay si toos ah la isu horfadhiisinaya madaxweynayaasha Djibouti...
Warbixinta Qaramada Midoobey: Sababaha Somaliland Iyo Soomaaliya Sii Kala Fogeeyey, Alshabaab Oo Ka Faa’iidaysanaysa...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa warbixin uu kaga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo uu 30kii bishii siddeedaad u gudbiyey golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey,...





















