Home Maqaallo Page 64

Maqaallo

Baaq iyo Cambaarayn is Huwan oo Ku wajahan Ololaha weeran ee Xukuumadu ku wareejinayso...

0
'   Shir deg-deg ah oo maanta oo taariikhdu aheyd 29/8/15 ay isugu yimaadeen Qurbajoogta Ciise Muse ee reer London ayaa waxay Cambaarayn wadareed mug leh...

Ethiopian Airlines Oo Noqotay Shirkadda Ugu Macaashka Badan Diyaaradaha Qaaradda Afrika

0
'   Waxay ka macaash  badatay marka laysku daro Shirkadaha diyaaradaha Qaaradda Addis Ababa(Berberaoday.com)-Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines, ayaa noqotay shirkadda ugu macaashka badan shirkadaha diyaaradaha qaaradda Afrika,...

Cid Kasta Oo Badasha Astaanka Qaranka Waxay Mutaysan Karaan Ciqaab, Cida Ugu Badan Ee...

0
Hargeysa(BGN):-Xildhibaa Ibraahin Jaamac Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay isbadal lagu sameeyey calanka somaliland.Xildhibaan Rayte oo...

Wasiirka Duulista iyo Hawada Oo Socod ku Maray Gudaha Magalada Burco + Reer Burco...

0
Burco BGN) Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Labadii Maalmood u Danbeyayba ku Sugnaa Gudaha Magalada Burco ayaa sidii Cadada u...

Dhex joog …… Waa:Qalinkii Baxnaan xaaji aden diiriye –

0
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaalo dhqankoodo mid maaha. Dhaliil la iskama qaato dhafoor taabasho weeye.dhibtana la iskuma eego daily way kaftamaan.Hadana la isma dhegaysto Dhoohanaatahay waalan iyo ...

Gabayga Guurdoon iyo Erey U Gaar Ah Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid W/Q Siciid Maxamuud...

0
Badhtamihii sannadkii 1998kii ayaan ku biiray ardayda Dugsiga Cumar Binu Khaddaab oo ku yaalla faras-magaalaha Hargeysa. Ardaydii aanu isku fasalka noqonnay waxa ka mid...

Saxaafaddu uma Baahna Calooshiisa u Shaqayste Jaahil ah!! Cabdicasiis Bashiir Nuur Qormadii 2aad

0
 Inkastoo ujeedadaydu ugu-weyn ee Maanta aanay ahayn inaan Bulshada Iftiimiyo ama u kala Saafo sharciyadda ama’se  Xaaran iyo Xalaal jiritaanka Solja midka la odhan...

Siilaanyo Dabadii, Siyaasiyiinta Ba’nanka ah … Qaybtii 2-aad

0
Qormadaydii shalay,  waxaan kaga hadlay Siyaasiyiinta ba’nanka ah ee maanta ku legdemaya inay madaxweyne Siilaanyo ka duumaalaan xisbiga Kulmiye , iyagoo hamigoodu yahay inay...

Waxa Aanu Kala Hadalay Sida Midawga Afrika Indhaha Uuga Laabteen In Ay Qiraan Qaranimada...

0
Hargeysa(BIYO GUURE NEWS) Munaasabada Qalinjabinta oo ka dhacaysay dhismaha midawga Africa ee Addis Ababa ayaan Masuuliyintii ka socday Midawga Africa u jeediyey fariin gudbinaysa...

Wararkii ugu danbeeyay