Somaliland: Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaaliya
Somaliland: Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaaliya
Waxaa beryahan dambe socday dhaqdhaqaayo faro badan oo asxaabta caalamigu ku raadinayaan sidii Somaliland iyo xukuumad day laga dhisay Muqdisho,...
Nina Sharciga iyo Dastuurka kama wayna, ha ahado Masuul ama Shaqasi, Yuuuf Garad oo...
Waddanka adduunka ugu muruqa weyn jeebkiisuna ugu gun dheer yahay waxaa hadda ka socda baaritaan laga doonayo in uu ka jawaabo in Madaxweynaha iyo...
Dad ka qaybgalay xaflada kadibna Cunto aay Cuneen Ku sumoobeen
Kow iyo toban qof ayaa dhimatay halka tobaneeyo kalana ay xanuunsadeen kadib markii bariis ay ka cuneen macbad u yaalla dalka Hindiya, sidaasi waxaa...
Maxamed Saalax oo ku guulaystay abaalmarinta ciyaaryahanka sannadka ee qaaradda Afrika
Ciyaaryahanka u dhashay dalka Masar, una ciyaaro kooxda Liverpool Maxamed Saalax, ayaa markii labaad loogu codeeyey inuu noqdo ciyaaryahanka qaaradda Afrika ee sanadka.
Maxamed, oo...
Eng Maxamed Xaashi Oo Ka Hadlay Mudo Kordhinta Guurtidu Samaynayso, Eedayna U Jeediyey Dalalka...
Wasiirkii hore ee maaliyada somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ganafka ku dhuftay hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha guurtida oo ku saabsan mudo kordhin...
Xaalada Caafimaad Ee Abwaan Hadraawi Oo Laga Dayrinayo Iyo Walaalkii Hurre Oo Fariin Baaq...
Abwaan Hurre Ibraahin Walanwal ayaa ka si weyn uga dayriyey xaalad caafimaad oo la soo daristay walaalkii Maxamed Ibraahin Walanwal(Hadraawi).
Abwaan Hurre Walanwal ayaa sheegay...
Madaxwaynaha dawlada xamar iyo madaxwaynaha Ereteriya oo Sooo saaray Wax ka Duwan waxay kawada...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Villa Soomaaliya ayaa ku heshiiyey...
Dad badan oo ku dhintay dagaal ka socda Mooyaale
Shanti maalmood ee la soo dhaafay waxey dagaallo ka socdeen degmada Mooyaale ee dalka Ethiopia.
Dagaaladan ayaa dhex marayay Soomaalida iyo Oromada oo ku dagaalamaya,...



















