Home Wararka Page 995

Wararka

Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa Madaxweynaha JSL Muuse Biixi...

0
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Cabdi, ayaa sheegay inaanay Soomaaliya xaq u lahayn inay soo farogeliso arrimaha Somaliland, waxaanu sheegay in Somaliland tahay qaran...

Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Oo Shaqada Ka Tegay + Sababta.

0
Wararka aynu ka helayno magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in caawa fiidkii uu iskii shaqada uga tegay Agaasimaha Guud ee Hay'adda Sirdoonka iyo...

Raysal wasare kasoo Jeeda Dal Muslim ah oo dadkiisa u Sheegay in aay khadka...

0
Xafiiska raysalwasaaraha la magacaabay ee dalka Ciraaq Caadil Cabdi Almahdi ayaa ku dhawaaqay in xilalka wasiirnimo ee xukuumaddiisu ay noqon doonaan kuwo la isu...

magalada baydhabo ee soomaaliya oo labo qarx ka dhaceen gaysteena dhimasho iyo dhaawac

0
In ka badan 10 qof ayaa ku dhimatay laba qarax oo xiriir ahaa oo ay magaalada Baydhaba ka gaysteen laba qof oo isku soo...

Turkiga oo soo bandhigay cadymo in suxifi jamal kashoogi lagu dhex jar jaray gudaha...

0
Wargeyska Washington Post ayaa qoray in saraakiisha Mareykanka ay ku wargelisay dowladda Turkiga in Ankara ay hayso cod iyo muuqaal caddeynaya in suxufiga Sacuudiga...

Dawladda Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Ay Ku Leedahay Dekeda Berbera

0
Xukuumada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay taageersan tahay heshiiska Balaadhinta Dekeda Berbera & dhamaan iskaashiga u dhexeeya Somaliland, isla markaana beenisay hadal xisbiga...

Haweenay 24 Sano Jabhada ONLF Kamid Ahayd Oo Markii U Horraysay Qoyskeeda La Midowday,...

0
Ninkaygu habeenba nafis ma arkin, sidii loo rafaadinayay ee qawda loogu hayay ee loo xidhayay ayuu markii dambe rafaadkii ku dhintay” ayay tidhi Cambaro...

Warbaahinta Carabtu Sidey Uga Faaloodeen Dhismaha Wejiga Koowaad ee Dekedda Berbera?

0
Qaar ka mid ah Warbaahinta dunidda carabta  ayaa  si weyn wax ka qoray bilowga  wejigii koowaad ee lagu ballaadhinayo marsadda Berbera oo shirkadda DP...

Wararkii ugu danbeeyay