Jabhadii Oromada Ee OLF Oo Heshiis Rasmi Ah La Gaadhay Itoobiya
Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya iyo ururkii jabhada Oromada ee OLF ayaa heshiis rasmi ah wada gaadhay.
Hogaamiyeyaasha maamulka Oromada, ururka OLF, madax dhaqameedka Oromada,...
Somaliland Oo Qaramada Midoobay U Gudbisay Fariin Culus
Golaha Ammaanka Qarammada Midoobay Mr. Francisco Antonio Cortorreal, taasi oo ay Somaliland ku iftiimisay in Gaadiidka Millatari ee dalka Qatar ugu deeqday Soomaaliya uu ...
Wasiirkii Dawlada Itoobiya Xidhay Oo Maxkamad La Hor Geeyey
Bereket Simon iyo Tadesse Kassa oo lagu eedeeyay falal musuq maasuq ah ayaa maanta kasoo hor muuqday maxkamad ku taalla magaalada Bahir Dar ee...
Kulan Kooban Oo Dhex Maray Agaasimaha Dp World Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya
Agaasimaha DP world Sultan Axmed Bin Sulayem, ayaa la kulmay Raysalwasaaraha Itoobiya oo ay ka wada qayb galeen shirka dhaqaalaha adduunka ee ka socda...
Sheekh Shariif Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Sharaxan Yahay Madaxtinimada Soomaaliya Soona Bandhigay Sababaha...
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartamayo madaxtinimada soomaaliya marka la gaadho doorashooyinka 2020.
Sheekh...
Shirka Wada Tashiga Beelaha Gadabuursi Oo Aw-Barre Ka Dhacaya , Doorka Suldaan Wabar Iyo...
Shirweyne lagu sheegay shirka Wada Tashiga Beelaha Gadabuursi ee Itoobiya ayaa qaban qaabadiisa si weyn looga dareemayaa Magaalooyinka Jigjiga iyo Aw Barre iyo deegaamada...



















