Home Wararka Page 965

Wararka

Sida ay sheegayaan warbaahinta gudaha ee dalka Itoobiya, ciidamada amaanka ayaa xabsiga dhigay Berket...

0
Ciidamada amaanka ee dalka Itoobiya ayaa xabsiga dhigay wasiir hore oo ka tirsanaa dawlada Itoobiya. Sida ay sheegayaan warbaahinta gudaha ee dalka Itoobiya, ciidamada amaanka...

Xisbiga Waddani Oo War Saxafadeed Lix Qodob Ka Kooban Ka Soo Saarey Muddo Kordhintii...

0
Xisbiga Waddani Oo War Saxafadeed Lix Qodob Ka Kooban Ka Soo Saarey Muddo Kordhintii Guurtidu Sameysay

Maxkamad xamar ku taala oo Amartay in xabsiga lagu hayo nin british ah oo...

0
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishou ayaa sheegaya in Maxkamadda gobolka Banaadir ay maanta amartay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo nin ajnabi...

Madaxwaynaha Kenya oo Xil labaad oo uu u magacaabay nin wasiir ah aay dhalisay...

0
Mas'uuliyaddii William Ruto miyaa loo wareejiyay Fred Matiangi Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Fred Matiangi oo ah wasiirka arrimaha...

BBC, xaalada Jig Jiga oo Siyaasad ahaan kacsan iyo sababta

0
Madaxweyne Mustafe Muxumad Cumar ayaa maalin ka hor labo jeer looga yeeray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, waxaana markii uu dib ugu...

Deg Deg war, isku shaandhayn Masuuliyyiinta wasarada maliyada lagu sameeyay

0
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Agaasime Waaxeedyada Iyo Maamulayaasha Kastamada Ee Wasaarada Maaliyada  

Hubkii Lagu Weeraray Hotel-ka Dusit Ee Magaalada Nairobi Oo Dawlada Somalia Lahayd

0
Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa cadadkiisii shalay ku sheegay in Soomaaliya lahayd saddex ka mid ah shanti qori ee...

Wararkii ugu danbeeyay