Home Wararka Page 928

Wararka

Dalka Maraykanka oo hal milyan ku bixinaya xogta wiilka Osama Bin Ladin

0
Dawladda Maraykanka ayaa hal milyan oo doolar siinaysa ciddii war ka keenta Xamza oo ah wiil uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacidda Usama Bin...

Deg Deg, war Hoteelka maka Al Mukarama ee xamr oo mar dhaqayd qarax Culus...

0
  Deg Deg, Qarax Xoog wayn oo Mar dhawayd ka Dhacay Hoteelka Maka Al Mukarama ee xamar, Wariyaha BBC da ee xamar ayaana khadka teloofanka ku...

War Cusub, Raysal wasaraha Israil oo Maxkamad Kasoo Muuqandoona, Maxase Lagu haystaa

0
Xeer ilaaliyaha guud ee Israa'iil ayaa damacsan inuu dacwad ku saabsan musuqmaasuq kusoo oogo ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu. Avichai Mandelblit ayaa sheegay in Mr Netanyahu...

Siyaasi Reer Awdal Ah Oo Meesha Ka Saaray In Somaliland Iyo Soomaaliya Ay Dawladnimo...

0
Siyaasi Cumar Sheekh Maxamed Faarax (Cumar Yare), oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siilaanyo ka soo qabtay xilalka Wasiirnimo , ayaa sheegay in aan shaki...

War-Deg:- Amb Bashe Cawil Muxuu Ka Yidhi Khilaafka Kenya Iyo Somalia Iyo Mashruuca Berbera...

0
iframe width="640" height="360" src="https://www.youtube.com/embed/cynoeN0PyoI" frameborder="0" allow="accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture" allowfullscreen>

Madaxawynah Somaliland oo Sabootiyay Madaxawynaha dawlada Soomaalida Ethiopia kadib markii aay saaka kawada...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar shaqo ku...

Deg Deg war , Dalka Pakistan oo Iminka Siidaynaysa Duuliyihii aay qabatay, Maxaase Kalifay

0
Duuliyihii Hindiga ahaa ee la qabtay ayaa Jimcaha la sii daynayaa, iyadoo dareen nabadeed la muujinayo sida uu shaaciyay ra'iisulwasaare Imran Khan, iyadoo ay...

Dawlada Kenya Oo Warbixin La Xidhiidha Muranka Dhuleed Ee Udhexeeya Somaliya U Gudbisay QM...

0
Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya, ayaa warbixin ku saabsan “muranka badda” ee ka dhaxeeysa Soomaaliya, kuna xoojineyso dooddeeda u gudbisay qaar ka mid ah dalalka...

Wararkii ugu danbeeyay