Madaxawynah Somaliland oo Sabootiyay Madaxawynaha dawlada Soomaalida Ethiopia kadib markii aay saaka kawada qaybgaleen dhagax dhigii wadad Corridor

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanay ka wada hadleen labada madaxweyne iskaashiga ganacsi, iyo isdhex-galka labada shacbi ee walaalaha iyo deriska ah, ujeedada safarka madaxweynaha dawlad deegaanka Soomalida ayaa la xidhiidha dhagax-dhiga wadada Berbera Corridor oo maanta laga dhagax-dhigay duleedka caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Madaxwayne Muuse Bixii ayaa Waftigan Madaxwaynaha Sii Sagootiyay Markii Ay Dhamaatay Xafladii Lagu

 

 

Dhegax Dhigay Wadada Isku Xidhi Doonta Dawladdaha Somaliland Iyo Itoobiya Taasi oo Noqon Doonta Mid Badeecadaha ay Somaliland uga Gudbiso Dalka Itoobiya.