Deg Deg, war Hoteelka maka Al Mukarama ee xamr oo mar dhaqayd qarax Culus ka dhacay

0

 

Deg Deg, Qarax Xoog wayn oo Mar dhawayd ka Dhacay Hoteelka Maka Al Mukarama ee xamar,

Wariyaha BBC da ee xamar ayaana khadka teloofanka ku sheegay in  aagani yahay mid  sixmad badan oo ganacsiyo kala duwan ku yaaalaaa,, wuxuu intaa ku daray in la maqlayo rasaas badan inakstoo aan illaa iminka la xaqiijin karin dhimasho iyo dhaawac, laakiin ayuu yidhi meesha oo aan u jiro illaa shan km waxaa muuqad Qiiq badan,

Sidoo kale Wuxuu wariayah BBc da ee xamr intaa ku daray in hotelka maka all mukarama aay degaan masuuliyiin dawlada ah, ugu danbayntii wuxuu sheegay illaa iminka inaan cidina sheegan qaraxan,