Home Wararka Page 902

Wararka

Deg Deg :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabey Taliyayaal Ciidan

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Sareeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf u magacaabay taliyaha ciidammada asluubta Somaliland. Sarreeye guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax) ayaa...

Wasiirka Gaashaandhigu Muxuu Ka Yidhi Eedaymaha Musuq Maasuq Ee Loo Haystay

0
Wasiirka gaashaandhiga somaliland Axmed Ciise Xawar ayaa ka hadlay eedaymaha musuq maasuq ee hanti dhawraha guud ee qaranku ka geeyey xeer ilaalinta. Wasiir Xawar ayaa...

Siyaasi Duur Oo Si Adag U Beeniyey Bog Facebook Ah Oo Magaciisa Lagu Qortay,...

0
wasiirkii hore ee arimaha gudaha Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag u...

Markabkii ay tahriibayaasha afduubteen oo Malta ku xirtay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...

Qarax Culus Oo Iminka Moqdisho Ka Dhacay

0
Qarax aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, waxanaa la sheegayaa inuu yahay Waddada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan agagaarka Hotel Wehliye. Qaraxan...

Madaxweyneyaasha Kenya iyo Uganda oo safar taariikhi ah wada galaya

0
Madaxweyneyaasha Kenya iyo Uganda oo safar taariikhi ah wada galaya Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa noqon doona hoggaamiyihii u horreeyay ee ajnabi ah ee...

Xukuumada somalilnd oo Mareeye ku Xigeen usoo magacawday wakalada haamaha shidaalka Berbera

0
Madaxawynaha Somaliland aya maanta soo magacabay maareeye ku xigeenka wakalada haamaha shidaalka berbera, Carfaan xamud Cabdoo oo Kasoo Jeeda Beesha carabta ee Degan Berbera Ayaaa...

Hadii la Doonayo Wada-hadal Run ah Oo Midhodhal Noqda Waa In Marka Hore la...

0
Yaa Xaq U Leh Go’aanka Kama Dambaysta Ah? Wax waliba waxay ku xidhan yihiin marka hore jawaabta waydiintan: Shacbiga Somaliland xaq ma u leeyihhin inay...

Wararkii ugu danbeeyay