Home Wararka Page 895

Wararka

Danjir Cawil oo sheegay Sirta ka danbaysa Dublamaasiyiinta kusoo Qul Qulaya Somaliland

0
Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa guul diblomaasiyadeed ku tilmaamay wufuuda shisheeye ee isugu jira safiirada iyo madaxda kale ee dhawaanahan socdaalada ku imanayay...

Madaxweyne Muuse Biixi oo sameeyay magacaabis Iyo xil ka qaadis

0
Wareegto Madaxweyne Xil ka Qaadis Ku: Cawaale Ibraahim Shirwac Looddoon Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Ku: Axmed Xasan Cigaal Sahal Safiirka Somaliland u Fadhiya...

Diyaaraddi dunida ugu weyneyd oo maanta duullimaadkeedi ugu horreysay billaawday

0
Diyaaraddii ugu weyneyd dunida ee duullimaadkeeda ugu horreeyey maanta si rasmi ah u billaawday wuxuuna dherarkeedu gaarayaa 117 mitir. Tasoo ku dhaw baaxadda garoonka...

Hoggaamiyihii afgenbiyey Madaxweyne Al-bashiirkii oo Sudan oo durbaba is-casilay

0
Hoggaamiyihii afgenbiyey Madaxweyne Al-bashiirkii  oo Sudan oo durbaba is-casilay   Madaxa Golaha Militariga la wareegay talada dalka Sudan ayaa xilka ka degay maalin kadib markii afgambi...

Itoobiya Oo Shaacisay Tirada Masuuliyiin Xabsiga La Dhigay Iyo Eedaymaha Loo Haysto

0
Dawlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday tirada xubno ka shaqaynayey hay’addaha xukuumada oo loo qabtay falal musuq maasuq oo ay gaysteen. Xeer ilaaliyaha guud ee...

Xafiiska Maraykanka Ee Muqdisho Oo Soo Bandhigay Sadex Qodobo Oo Ay Ka Wada Hadleen...

0
Xafiiska Maraykanka ee dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay kulan maanta dhexmaray madaxweyaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo safiirka maraykanka ee Soomaaliya. Madaxweynaha somaliland Md...

Shirakada Dahabshiil oo Jabuuti Ka Furtay Bangi Caalimya, oo la Yidhaa East Africa...

0
Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo ay weheliyaan raysalwasaaraha dalka iyo marwada kowaad iyo xubno kale oo kamida xukuumadiisa ayaa ka qaybgalay munaasibad...

Taarikhda Ninka Loo Dhiibay Xilka Ee Dalka Suudaan

0
Janaraal Cawad Bin Cawf ayaa loo dhaariyay madaxa sare ee golaha militariga Suudaan kaas oo hoggaamin doono dowladda kumeel gaarka ah labada sanno ee...

Wararkii ugu danbeeyay