Milateriga Suudaan oo war horleh ka soo saaray xaaladda dalkaas
Shir jaraa’id ay qabteen militariga Suudaan ayaa waxay kaga hadleen xaalidihii ugu dambeeyay ee xaaladda dalkaasi xilli militariga ay la waregeen xukunka.
Madaxa guddiga siyaaasadda...
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Mareykanka U Fadhiya Dalka Mareykanka
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Donald Y. Yamamoto.
Kulankan...
Somaliland 28 Sannadood Ayay Ku Muujisay Dimuqraadiyad Iyo Xasilooni Siyaasadeed”Prof Buba
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa barta uu ku leeyahay twitterka wuxuu ku qoray in Somaliland muddo 28 sannadood ah iyadoo u dhabar adaygtay...
Waa Kuma aas-aasaha shabakadda WikiLeaks Julian Assange oo Xiligan Lala Beegsanayo maxkamad ka...
Booliska magaalada London ayaa sheegay inay aas-aasaha shabakadda WikiLeaks Julian Assange ku xireen safaaradda Ecuador ee magaaladaas.
Booliska ayaa sheegay in lagu xiray amar maxkamadeed...
Dagaalka Ilhaan iyo Trump: Ilhaan Cumar oo ka shaqeyneysa hindise sharciyeed u daneynaya Soomaaliya
Ilhan Cumar ayaa lagu wadaa in maalinta Arbacada ah ay aqalka wakiillada ee Koongareeska hor geyso hindise sharciyeed ay ku doonayso inay ku afjarto...
Kali-taliyeyaashii Afrika’ imisaa kasoo hadhay, labada laga takhalusay iminka marka laga reebo
Dalalka ku yaalla qaaradda Afrika ayaa kaalin ku filan ka qaatay xukunka kalitalisnimada ee ka jiray caalamka, hase ahaatee sannadihii dambe waxaa muuqatay in...
Kiimikada sumeysan ee ay hawada ku sii daayaan Wershadaha Batroolka safeeyaa waxay fahmo guur...
Wershedaha Batroolka Safeeyaa waxay keenaan dhibaatooyin badan oo saameeya noolaha degaanka laga dhiso wershedahaas.
Wasakhda iyo hadhaaga sunta ah ee ka dhasha safeynta kala...






















