Shirakada Dahabshiil oo Jabuuti Ka Furtay Bangi Caalimya, oo la Yidhaa East Africa Bank

0

Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo ay weheliyaan raysalwasaaraha dalka iyo marwada kowaad iyo xubno kale oo kamida xukuumadiisa ayaa ka qaybgalay munaasibad xadhiga lagaga jaray dhismaha daar dheer oo caasimada jabuuti uu ku hirgaliyay bangiga East Africa.Munaasibada ayaa waxaa kasoo qaybgalay madax faro badan oo ka socotay dalalka jaarka iyo kuwo caalamiya.Waxaana ugu horay xafladan ka hadlay mukiilaha baanka maxamed siciid ducaale dahabshiil

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO