Home Wararka Page 875

Wararka

Sucuudiga Oo Ku Soo Biiray Dalalka Danaynaya Dhexdhexaadinta Somaliland Iyo Soomaaliya.

0
Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku soo biirtay dalalka Geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka ee tar-tanka ugu jira dhex-dhaxaadinta Somaliland iyo Soomaaliya, gaar ahaana martigelinta...

Madaxii Hore Ee Sirddoonka Itoobiya iyo 25 Ka Mida Saraakiishii Sirddoonka oo Dacwad Lagu...

0
Madaxii hore ee sirddoonka dalka Itoobiya iyo 25 kamid saraakiishii sirddoonka dalkaasi ayaa lagu soo oogay dacwad ah inay geysteen falal ka dhan ah...

Shirkad ay Soomaali badan u shaqeyso oo uu mashiin dadka shaqada ka eryo

0
Waxaa laga yaabaa in aad dhowr jeer ciwaannada ku aragteen "Mashiin loo sameeyey inuu la wareego shaqaada mustaqbalka". Arrintan ayaa waxaa goor horeba billowday sharikadda...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Amaro Culus Faray Wasaarada Gaadiidka, Taliyaha Booliska Iyo Laanta Nabad...

0
Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa amaro la xidhiidha nabada galyada wadooyinka faray wasaarada gaadiidka, taliyaha ciidanka booliska iyo laanta nabad galyada wadooyinka Madaxweyne...

Guushii Liverpool oo xalay Gil Gishay Caalmaka Cayaaraha Kubada cagta daawada

0
Qaybtii labaad ee ciyaarta ayaa markii laysku soo laabtay waxay kooxda Liverpool bilawday weeraro joogto ah oo ay ku qaaday goolka kooxda Barcelona kuwaas...

Gaaski ugu badnaa abid oo laga helay Deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaadday Shirkad dhinaca Tamarta ah oo laga leeyahay dalka Britain ee New Age (African...

Dawladda Mareykanka Oo Dhalashada Kala Noqotay Wadaad Soomaali Ah Oo Hargeysa Yimid + [...

0
Mareykanka ayaa dhalashada kala noqday IImaamka masaajidka ugu weyn magaalada Portland , ka dib markii uu toddobaadkii hore gaadhay Somaliland . Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye...

BerberaShil baabuur oo 7 doba qof ku dhinteen jidka u dhexeeya berbera...

0
Berbera Shil Baabuur Todaba  qof ku dhinteen jidka u dhexeeya berbera iyo hargaysa Inaalilaahi Wa Inaa lleehi Raajicuun Allah Ha Unaxariistee 7  oo Isugu Jira...

Wararkii ugu danbeeyay