Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Afrika Ee Masar oo Somaliland Booqasho Ku Yimid
Weftigan oo Dalka Maanta soo gaadhay ayaa waxa Madaarka Hargeysa ee Cigaal ku soo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibedda iyo Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Somaliland.
Sidaana...
Maraykanka Wuxuu Dhoofsaday Dadkii Muqdisho Kula Dagaalamay 1993
Wargeyska The Great American ee internet-ka wax ku qora ayaa daabacay faallo uu cinwaan uga dhigay “Muqdisho waxay timid Minneapolis”.
faallada uu qoray wargeyskan ayaa...
BBC Maxay ku heshiin karaan Soomaaliya iyo Soomaaliland?
Mas'uuliyiinta Soomaaliya ayaa mar walba ku celiya inay diyaar u yihiin sidii ay miiska wadahadalka ula fariisan lahaayeen Soomaaliland, halka madaxda jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida...
Maxay tahay sababta ay gabadhan Soomaaliyeed ku mutaysatay abaalmarinta FBI-da?
Deeqo Jibriil oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa waxay ka mid noqotay 57 qof oo abaalmarin lagu guddoonsiiyey munaasabad lagu qabatay xarunta weyn ee FBI...
Muhaajiriin Ku Geeriyootay Badda Turkiga
Ugu yaraan 7 qof oo ay ku jireen 5 carruur ah ayaa geeriyootay, kadib, markii ay doonidii ay la socdeen shalay ku degtay meel...






















