BerberaShil baabuur oo 7 doba qof ku dhinteen jidka u dhexeeya berbera iyo hargaysa

0

Berbera Shil Baabuur Todaba  qof ku dhinteen jidka u dhexeeya berbera iyo hargaysa

Inaalilaahi Wa Inaa lleehi Raajicuun Allah Ha Unaxariistee 7  oo Isugu Jira Rag iyo Dumar Shilkan  ayaana ka  dhacay  dhacay Inta udhaxaysa Tuulooyinka Xamaas Iyo Lafa Ruug meesha lagu magacaabo Miridha.

Gaadiidka Isku dhacay ayaa kala ah  kala ahaa Baabuur Xamuula Iyo Baska shirkada Socdaalka ee Damal leedahay oo Burco Kusocday kana yimi dhinaca Magaalada Hargeysa Halka La sheegay in Gaadhi weynina Daba socday kana yimi Hargheysa kaasoo  ahaa Gaadhi weyn  oo  waaraada ama Caydha Maydle Hadba Sidaad Utaqaano. dadka wixii dhaawacmayna waxaa la dhigay cisbtilaaka berbera

tirada dhaawaca ahina waa Afar  ruux