Wargeyska Daily Nation:- Dawlada Kenya Ma Muruqeeda Ayey Ku Tijaabinaysaa Soomaaliya?
Wargeyska ugu weyn ee Nairobi kasoo baxa ee Daily Nation ayaa shalay ciwaan far waaweyn ah ku qoray "Dowladda Kenya oo muruqeeda ku tijaabinaysa...
Militariga Sudan oo taageeray Sacuudiga ,waa maxayse sababtu
Golaha millatari ee sida kumeel gaarka ah u xakuma dalka Sudan ayaa wacad ku maray in ay taageeri doonaan dalka Sacuudiga, haddii ay khatar...
Shah Rukh Khan oo si layaab leh oga jawaabay su’aal la weeydiiyay
Jilaaga caanka ah ee jila Aflaanta Bollywood, Shah Rukh Khan ayaa taageerayaashiisa barta Instagram ka codsaday inay su'aalo soo weydiyaan.
Shah Rukh Khan ayaa waxa...
Theresa May oo xilka Ra’iisul Wasaaraha UK ka dageysa
Ra'iisul Wasaaraha Britain, Theresa May, ayaa ku dhawaaqday inay xilka ka dageyso.
Waxay sheegtay inay qabatay intii karaankeeda si ay u dhameystirto in Britian ay...
Askar Soomaali ah oo isugu soo haray saldhig boolis oo Mareykanka ku yaalla
Arrin taariikhi ah ayaa Sabtidii iyo Axaddii la soo dhaafay ka dhacday xarunta booliska ee Metro Transit, kaddib markii ay shaqada isugu soo aadeen...
UK Oo Dalbatay In Si Deg Deg Ah Loo Soo Magacaabo Wakiilkii Qaramada Midoobay...
Qaramada Midoobay ayaa shanbilood wakhti ku dhaw aan wax wakiil ah usoo magacaabin dalka Somaliya kadib markii Somaliya eriday Wakiilkii qaramada midoobay ufadhiyi jiray...






















