Deg Deg :- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Xukuntey Gudoomiye Maxamed Sadiiq

0

Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq dhamme waxaana ay ku xukuntey 6 bilood oo xadhig ah

Maxkamada ayaa ku eedeysay in uu aflagaadeyey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi