Home Wararka Page 696

Wararka

Waa tuma gabadha saaxiibka la ah Ra’iisal Wasaare Boris Johnson

0
Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska, Boris Johnson, ma ahan qofka kaliya ee saxaafaddu ay danaynaysay markii uu jeedinayey khudbaddii uu xilka kula wareegayey, balse...

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiiladu Halkee Ayuu Ka Taagan Yahay Dooda Saami Qaybsiga Reer...

0
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiilada somaliland Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa ka hadlay dooda ay shacabka boorama ka qabaan saami qaybsiga kuraasta...

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha Oo Sababi Karta Inay Berbera Ka...

0
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaarada Horumarinta Ganacsiga,Wershadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xasan Sacad(Saajin)ayaa todobaadkii ugu daneeyay walaac weyn ku Abuurtay shan shirkadood...

Deg Deg Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Sameeyey Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis

0
Madaxweynaha Somaliland ayaa goor dhaweyd sameeyey xil ka qaadis iyo magaasbis waxaana uu madaxweyne biixi magacaabey 1 Axmed Xussen Nuur Axmed Taajir ( Wasiir Ku...

Dan Coats, Taliyihii sirdoonka Maraykanka oo xilka ka dagaya

0
Agaasimihii hay'adda sirdoonka qaranka Maraykanka, Dan Coats ayaa noqonaya qofkii ugu dambeeyay oo xil sare ka hayay maamulka Trump oo shaqada ka tagaya. Madaxweyne Trump...

Dad ku dhintay toogasho ka dhacday Mareykanka

0
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay halka ugu yaraan 11 qof ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday goob lagu soo bandhigayay cuntooyinka oo...

Diyaarado dagaal oo uu leeyhaya Khalifa Xaftar, ayaa duqeeyay cisbitaalo ku yaala tripoli dilayna...

0
Duqayn dhanka cirka ah ayaa lagu dilay shan dhakhtar oo ka hawl galayey cisbitaal ku yaal caasimadda Libya ee Tripoli, sida ay sheegeen masuuliyiinta...

Koonfur Waa Inay Calankeeda Shuruud La,aan Ku Gaysaa Waqooyi Si Midnimo Loo Helo”..Madaxweyne Lafta...

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa ka hadlay midnimo markale dhex marta somaliland iyo soomaaliya. Madaxweyne Lafta Gareen ayaa raysal wasaare...

Wararkii ugu danbeeyay