Home Wararka Page 695

Wararka

150 qof ku dhimatay Doon ku degtay xeebaha Liibiya

0
Dad gaaraya 150 qof ayaa ku qaraqmay xeebaha dalka Liibiya,sida ay sheegtay hay'adda qaxootiga aduunka ee UNHCR. UNHCR ayaa sidoo kale sheegtay in tiro kale...

Soomaaliya oo loogu baaqay inay waxbadan ka qabato xuquuqda aadanaha

0
Soomaaliya oo loogu baaqay inay waxbadan ka qabato xuquuqda aadanaha Khabiirka madaxa bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka Soomaaliya, Bahame Tom Nyanduga oo...

Raysal Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Oo Xil U Magacaabay Walaalkii

0
Ra’’iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa walaalkiis u magacaabay xil cusub xilli uu shaaca ka qaaday magacyada golaha wasiirada cusub, sida ay...

Hobal Shaaciyey Inuu Museveni Kula Tartami Doono Madaxtinimada Dalka

0
Xildhibaan mucaarad ah oo ka tirsan baarlamanka Uganda hoobal na ah oo la yidhaa Bobi Wine ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartami...

Wararkii ugu danbeeyay