Home Wararka Page 1065

Wararka

Madaxawyne Dib usoo Celi Dhamaan Ilahii Dhaqaalaha wadanka ee la Lunsaday Sharcyadana loo samaystay,...

0
Siyaasi Axmed Xasan Cali-yare oo loo yaqaan (Axmed Like), ayaa Madaxweynaha qaranka Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ku boggaadiyey tallaabadii uu Shalay u qaaday...

Toogasho ka dhacaday magaalada Manchester

0
Laba caruur ayaa ka mid ah dadkii ku dhawaacmay weerarka toogashada ee ka dhacay agagaarka Moss Side ee magaalada Manchester, booliska ayaa sidaasi sheegay. Booliska...

Jabhada ONLF oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqday dawlada Fedaraalkana ka Codsatay In Aay

0
Jabhadda ONLF ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah, ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kaga soo hor...

Deg Deg, Wasiir Dawlada Ethiopia ah oo laga dhigay Gudomiyaha Xisbiga Haya talada...

0
Wasiirka Isgaadhsiinta Ee  dawlada federaalka ah ee soomaaliya Axmed Shide ayaa loo doortay inuu noqdo gudoomiyaha xisbiga dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya. Wasiir Axmed Shide ayaa...

Deg Deg, Agaasimaha Guud bangiga Dhexe ee Somaliland oo si kadis ah Kormeer Ugu...

0
Agaasimaha Guud ee baanka dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo Ayaa Si kadis ah usoo Kormeeray Baanka Dhexe ee Berbera Xili aay Socotay Shaqada...

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Sadexda Xisbi Maxay Ka Yidhaahdeen Go’aankii Madaxweyne Muuse Ka Qaatay...

0
Guddiyada kala duwan ee Golaha Wakiilada, ayaa soo dhaweeyey go’aanka uu Madaxweynuhu dib ugu soo celiyey Haamaha Shidaalka iyo amaanka Madaarka Cigaal gacanta dawaldda,...

Wararkii ugu danbeeyay