Deg Deg Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Sameeyey Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis

0

Madaxweynaha Somaliland ayaa goor dhaweyd sameeyey xil ka qaadis iyo magaasbis waxaana uu madaxweyne biixi magacaabey

1 Axmed Xussen Nuur Axmed Taajir ( Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada

2 Axmed Yuusuf Maxamed   ( Maareeyaha Haay’adda Wadooyinka )

3  Cabdishakuur Ismaciil Muumin  Aar  (Agaasimaha Fulinta Kominshanka Aids-ka ee Somaliland )

4 Maxamuud Ismaciil Cilmi  ( Agaasimaha Guud Ee Haaya’dda Duulista Iyo Madaarada )

5 Xamse Suldan Aadan Faarax ( Agaasimaha Guud ee Haaya’dda Shaqaalaha Dawlada )

6 Cawaale Faarax Cilmi ( Badhasaab ku xigeenka Gobalka Awdal )

7 Diiriye Cabdi Jaamac  ( Xubin ka tirsan Gudidda qandaraas-yada Qaranka )

8 Sahra Maxamed Xussen  ( Agaasimaha Daaweynta Iyo Daryeelka ee Kominshanka Xakameynta Aidsk-ka )

Sidoo kale  Madaxweyne Biixi Ayaa Xilka Ka Qaadey

  1. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada
  2.  Agaasimaha  Fulinta Ee Kominshanka Aids-ka
  3. Maareyaha Haaya’dda Wadooyinka
  4. Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Awdal
  5. Agaasimaha Daawenta Iyo Daryeelka  Aids-ka

Dhinaca Kale ayaa cafiyey qaar ka mid ah maxaabiistii budhcad badeeda u  xidhmneyd ee laga soo  wareejiyey dalka Siishalis