Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha Oo Sababi Karta Inay Berbera Ka Guuraan Shirkado Caalamiyi

0
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaarada Horumarinta Ganacsiga,Wershadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xasan Sacad(Saajin)ayaa todobaadkii ugu daneeyay walaac weyn ku Abuurtay shan shirkadood oo caalami ah oo ka shaqeeya Dekeda Berbera kuwaasi oo ah shirkadaha wakiilka ka ah markiibta kontiirada qaada,
Wareegtadan ayaa wasiirka wasaarada ganacsiga iyo wershahadaha Jamhuuriyada Somaliland ku sheegay in ay dib u eegis ah dhimid Kusameyn doonaan khidmadii ay shirkadaha wakiilada maraakiibta koontenardu ka qaadan jireen calaa koonteenar ay ku sameeyen,
khidmadii shirkadaha wakiiilada marakiibta  koonteenaradu ku shaqayn jireen oo qaab xisaabeedkeedu ahaa qofkii ama ganacsadaha ay u soo qaadan koontinar 20fiit ah inay ka qaadan jireen $85 khidmad ah halka ka 40fiit ahna ka qaadan jireen $ 155 . waxaana wareegtadani dhigaysaa in iminka wixii ka danbeeya ganacsada koontinar loo soo qaado laga qaadi doono lacag celcelis ah $85. tusaale ganacsaha magaciisu ku qoran yihiin 100 koontiinar in laga qaado $85 oo kaliya Halka awal hore looga qaadi jiray calaa koontiirar lacag 85$doolar.
waxa jira oo kale in shirkada D.P.World ee maamusha Dekeda Berbera inay shirkadaha wakaliida ka ah maraakiibta ka qaado lacagta adeega dekedeed (Service Port ) oo celcelis ahaa noqonaysa calaa kontiinar $275.625 . tusaale kale 100 koonteenar*275.625= $27,562.5 doolar  Halkaana waxa ka muuqata is maandhaaf culays ku ah shirkadaha wakiilada ka ah markiibta koonteenarada Xambaara.
hadaba sida aanu warka ku helnay waxa soo kiciyay ladhkan ka yimi wasaarada Ganacsiga Somaliland Ganacsato ka dalbaday shirkadaha wakiilada ka ah maraakiibta koonteenarada xambaara in ay share ama saami ka siiyaan adeega ay qaadaan ee koonteenarada,
Sidoo kale Wareegtadan Wasiirka Horumarinta Ganacsiga Iyo Warshaduhu soo saaray ma jirto meel kaliya oo bulshada loogu daneeyay oo ganacsatadana culays lagu saaray inay qiimo dhimis usameeyaan shacabka ama dawlada qiimo ujarto sida wakiilada  shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Xambaara qiimaha loogu jaray.
Dabcana illo Wareedyo Rasmiya oo warbaahintu ka heshay xafiisyada shipping lineka berbera ku yaala ayaa tibaaxay in Arinakni sababi karo muran horleh oo mushkilad ku abuura ganacsiga iyo hawl maalmeedka dekada berbera,
shanta shirkadood ee walaaca wayn lasoo dersay ayana kala ah 1. Pill 2. C .M.A / C.G,M . 3. MS C 4. Parma 5.MAERES waxayna sheegayaan in xafiisyadaa qaarkood isu diyaarinyaa in inta ka horaysa 21.8.2019 in la xidho oo xafiiyadan oo loo Raro wadamada Jabuuti iyo Eriteria waxaanay sidaa ku war galiyeen qaar ka mid ah shaqaloodi Iyo Macmiishooda Ganacsiga iyagoo ku sababaynaya inaanay isku bixinaynin qaab xisabeedkan wasaaarada ganacsiga ,wershadaha iyo dalxiisku soo rogtay
shirkadahan wakiilka aka ah  maraakiibta caalamiga ah ee  xambaara koontenarada ayaa magac iyo sumcad  kusoo kordhiyay dekada berbera iyo magac somalilandba dal ahaan, maantana  ganacsigii marakiibta caalamka ukala gooshtaa waxay isku rogtay kuwo koonteenarada qaada  sababo badan awgeed,
 iskusoo duuboo xataa shirkadan caalamiga ah e Dp World Sababaha ay berbera ku timid   dariiq ayaay u ahaayeen,
HOOS KA AKHRI WARQADA WASAARADA GANACSIGU
TAN DANBE
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaarada Horumarinta Ganacsiga,Wershadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xasan Sacad(Saajin)ayaa todobaadkii ugu daneeyay walaac weyn ku Abuurtay shan shirkadood oo caalami ah oo ka shaqeeya Dekeda Berbera kuwaasi oo ah shirkadaha wakiilka ka ah markiibta kontiirada qaada, Wareegtadan ayaa wasiirka wasaarada ganacsiga iyo wershahadaha Jamhuuriyada Somaliland ku sheegay in ay dib u eegis ah dhimid Kusameyn doonaan khidmadii ay shirkadaha wakiilada maraakiibta koontenardu ka qaadan jireen calaa koonteenar ay ku sameeyen, khidmadii shipping lineku shaqayn jireen oo qaab xisaabeedkeedu ahaa qofkii ama ganacsadaha ay u soo qaadan koontinar 20fiit ah inay ka qaadan jireen $85 khidmad ah halka ka 40fiit ahna ka qaadan jireen $ 155 . waxaana wareegtadani dhigaysaa in iminka wixii ka danbeeya ganacsada koontinar loo soo qaado laga qaadi doono lacag celcelis ah $85. tusaale ganacsaha magaciisu ku qoran yihiin 100 koontiinar in laga qaado $85 oo kaliya Halka awal hore looga qaadi jiray calaa koontiirar lacag 85$doolar. waxa jira oo kale in shirkada D.P.World ee maamusha Dekeda Berbera inay shirkadaha wakaliida ka ah markiibta ka qaado lacagta adeega dekedeed (Service Port ) oo celcelis ahaa noqonaysa calaa kontiinar $275.625 . tusaale kale 100*275.625= $27,562.5 Halkaana waxa ka muuqata is maandhaaf culays ku ah shirkadaha wakiilada ka ah markiibta koonteenarada Xambaara. hadaba sida aanu warka ku helnay waxa soo kiciyay ladhkan ka yimi wasaarada Ganacsiga Somaliland Ganacsato ka dalbaday shirkadaha wakiilada ka ah maraakiibta koonteenarada xambaara in ay share ama saami ka siiyaan adeega ay qaadaan ee koonteenarada, Sidoo kale Wareegtadan Wasiirka Horumarinta Ganacsiga Iyo Warshaduhu soo saaray ma jirto meel kaliya oo bulshada loogu daneeyay oo ganacsatadana culays lagu saaray inay qiimo dhimis usameeyaan shacabka ama dawlada qiimo ujarto sida shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Xambaara qiimaha loogu jaray. Gudida Ganacsatada ah ee Xukumada Ku Qancisay in Tacriifada shirkada Koonteenarada La dhimo kumay jirin cid ka socota shirkada Maraakiibta jooneerada Xambaara oo arinkani sigaara ukhuseeyay. Dabcana illo Wareedyo Rasmiya oo warbaahintu ka heshay xafiisyada shipping lineka berbera ku yaala ayaa tibaaxay in Arinakni sababi karo muran horleh oo mushkilad ku abuura ganacsiga iyo hawl maalmeedka dekada berbera shanta shirkadood ee walaaca wayn lasoo dersay ayana kala ah 1. Pill 2. C .M.A / C.G,M . 3. MS C 4. Parma 5.MAERES waxayna sheegayaan in xafiisyadaa qaarkood isu diyaarinyaa in inta ka horaysa 21.8.2019 in la xidho oo xafiiyadan oo loo Raro wadamada Jabuuti iyo Eriteria waxaanay sidaa ku war galiyeen qaar ka mid ah shaqaloodi Iyo Macmiishooda Ganacsiga iyagoo u sabaynaya inaanay isku bixinaynin qaab xisabeedkan wasaaarada ganacsiga ,wershadaha iyo dalxiisku soo rogtay