Home Wararka Page 1176

Wararka

Boqor salmaanka da;lka suciidiga oo Kooto loo xidhay Goob dalxiis oo Ku taal dalka...

0
Boqrka iyo dadkaasi waxay xeebtaasi Faransiiska ku taala tagayaan dhamaadka todobaadkan, bulshadana waxaa laga mamnuucay Dalka Faransiiska Muran ayaa ka dhashay xeeb dalxiis oo bulshadu...

Raysalwasaaraha Somaliya oo Qadiyad qabiil Ku Taageeray Xuduudka ay Butland la Leedahay Galmudug

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa cadeeyay in xuduudaha Maamulka Puntland ay tahay mid laba taabtaan ah. Hadalkaan ayuu Ra'iisul Wasaaraha...

Somaliland Dadkii Ayay Sacuudiga U Dhoofinaysa Inta Ay Xoolahii Dhaaftay,Dagaalna Way Galinaysaa…..Mujaahid Dhaga-Wayne

0
Hargaysa(Biyo Guure News.com)Dhaga-wayne ayaa ka Hadlay ciidan laga qorayo gobolka burco kaas oo lagaynayo sidii ay ula dagaalami lahayeen Xuutiyiinta,isaga oo soo jeediyay in...

Hargeysa: Hooyo Dhashey Wiil Ku Dhintey Hawlgal Ay Ciidmada Boolisku Ku Qab Qabanayeen Koox...

0
<iframe width="640" height="390" src="https://www.youtube.com/embed/4FLgsFBEYTc" frameborder="0" allowfullscreen></iframe> Hargeysa(Biyo Guure News.com):- Xukun muxumed waa hooyada dhashey wiil dhawaan ku dhintey hawl gal ay ciidamada policku ku qab...

Maraykanka Oo Soo Saaray Sharci Yarayn Doona Xadista Talefannada Casriga Ah Ee Fara Baas...

0
Gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa dhaqan geliyey sharci cusub oo loo bixiyey ‘Kill Switch’ kaas oo waajib kaga dhigaya dadka iibiya talefannada gacanta...

Khumeyni: Iran Way Sii Wadi Doontaa Halganka Looga Soo Horjeedo Maraykanka”Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee...

0
Hogaamiyaha sare ee Iiraan Ayatullah Cali Khamaniyi, ayaa wacad ku maray inaan waddankiisu joojin doonin diidmada uu Maraykanka ku wajahayo iyo cilaaqaadka caawinta ah...

Booliska Ingiriiska Oo Gacanta Ku Dhigay Gabdho Somlaiyeed Oo Ka Dhoofayay Madaarka London Loogan...

0
Haweeney ka tirsan Xisbiga Liberal Democrats-ka dalka Britain oo la yidhaah, Lady Tonge ayaa la xidhiidhtay booliska markii ay Garoonka diyaaradaha ee Heathrow ku...

“Madaxweynaha Waxa Ku Xeeran Dad Aqoontoodu Meel Hoose Taagantahay Oo Wax Aan Macno Lahayn...

0
-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer uga Hadlay dhibaatooyinka Haysta Xukuumadda Somaliland, kuwaas oo u arko inay lagama gudbaan yihiin, isla-markaana loo...

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga La Qabanayo Diwaan Galinta,Kana Hadlay Khilaafka Xukuumada...

0
<iframe width="640" height="390" src="https://www.youtube.com/embed/QDvAa1_N7EI" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>

Wararkii ugu danbeeyay