Somaliland Saboolnimada Waxa Ay Kaga Bixi Lahayd 10 Sano, Bi’idnilaah:
MARKALA HELO DAWLAD IXTIRAAMTA, DASTUURKA IYO XEER-HOOSAADYADIISA. HADDA DAWLADDU (XUKUUMAD, XEER-DEJIN IYO GARSOOR) WAY KA XUUB-SIIBTEEN SHARCI OO DHAN. TALO GUUD OO LA ISUGU...
Wasiir Abgaal Oo Muddo Kordhinta Xukuumada Loo Sameeyey Ku Micneeyey Mid Wax Lagaga Qabaanyo...
Hargeysa (BGN):- Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jamaac Abgaal Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Xukuumada Talada Haysa.
Wasiirka Ayaa...
Shirkii Xisbiyada mucaardku ku baaqeen oo saaka Laga Hor Istaagay inuu u qabsoomo, Hotel...
Hargeysa(BGN):- Isbaheysiga mucaaridka somaliland ayaa waxaa maanta laga hor istaagay in ku kulmaan hotel maansoor ee magaalada hargeysa halkaas oo ay ku lahayeen kulan...
Wasiir Abgaal Oo Ka Jawaabay Balantii Mucaaradka
Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Cabdi Abgaal ayaa  sheegay in aanay Xisbiyada Mucaaradka ahi awood u lahayn in ay qabtaan shir ay shalay...
Wasiirka Shaqada Oo Faahfaahiyay Cida Xaqa U Leh Qabashada Shirka Qaran
Hargeysa (BGN) - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ayaa sheegay in aanu jirin shir qaran oo ay...
Wasiir Cukuse Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Shirka Ay Mucaaradku Ku Baaqeen
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daair Cukuse ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay go’aanka ay Mucaaradku ku gaadheen in ay dalka ka...
Xisbiyada UCID Iyo Wadani Oo Warqad U Gudbiyay Guddoomiyaha Maxakamada Sare
Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID Iyo Wadani ayaa Maxakamada Sare u gudbiyay Nuqulka warqad ay kaga dacwoonayaan Awood ay sheegeen in ay xukuumaddu u...
Daawo Muuqaal:-Cid Talo Qaran Qaban Kartaa Majirto,Madaxwaynaha Mooyaane,Wasiirka Warfaafinta Oo Han-Jabaad U Diray Mucaaradka.
<iframe width="640" height="390" src="https://www.youtube.com/embed/NZ8VmxuzqF8" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>
Siyaasiyad Caan Ka Ah Sweden Oo Dalkeeda Iyo Midawga Yurub Ugu Baaqday Aqoonsiga Somaliland
Hargeysa(BGN)-Gabadha lagu magacaabo  Jenny Sonesson oo ah siyaasad u dhalatay wadanka Sweden kana tirsan xisbiga liberal oo ka mid ah xisbiyada dalkaas ka dhisan,...
Guddoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Qalab Guddoon Siiyay Saldhiga Dhexe Ee Gabiilay.
Gabiley (BGN):- Gudoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland ee Dalka Sweden Sakariye Xasan Wacays oo uu weheliyo Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka Ah ee Kulmiye Fu,aad Kaamil Ciise...

























