Home Wararka Page 1154

Wararka

Wasiir Xaglatoosiye Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Buuhoodle.

0
'   Buuhoodle(Berberatoday.com)-Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Buuhoodle oo socdaal rasmi...

Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Cumar Sanwayne, Oo Sheegay Inay Kormeerayaan...

0
-Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Cumar Sanwayne, ayaa sheegay inay kormeer ku tegayaan guud ahaanba ilaha dhaqaalaha ee gobollada dalka oo...

Daawo Muuqalka”Xildhibaan Maxamed Cali Dheere Oo Katirsan Golaha Deeganka Berbera Oo Mayar Cidin Ku...

0
'   Berbera(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Cali Xaaji(Maxamed Cali Dheere) oo kamida mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmada Berbera ayaa naqdiyay jawaabtii uu maalintii shalay mayarka Degmada Berbera ka bixiyay...

Daawo Muuqalka”Qaar Kamida Cuqaasha Berbera Oo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Berbera Ku Eedeeyay Fal...

0
Qaar kamida cuqaasha Gobolka Saaxil ayaa ka hadlay fal habeenkii xalay ka dhacay magaalada Berbera oo lagu gubay dukaan uu leeyahay nin lagu magacaabo...

CAJIIB- Qaxoontigii Dibad Yaalka Ahaa Ee Ku Sugnaa Giriiga Oo Dawlada Dalkaasi U Kiraysay...

0
Wakaaladaha Wararka-(HWN)- Dawladda dalka Gariiga ayaa lagu soo waramayaa in ay bilowday diiwaam-gelinta dadka qoxoontiga ah ee tirada badan, ee dhawaan soo buux dhaafiyay...

0
Xildhibaan Mataan Muxumad Hoori, oo ka tirsan Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland, kana mid ah masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, ayaa si...

Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xubno Beeshiisa Katirsani Raalina Galina...

0
Hargeysa(HWN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye,ayaa gaashaanka u daruurey Salaadiin iyo Kooxo dhaliilo ujeediyay Maayarka Caasimada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed...

Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Magaalada Hargeysa Oo Maayir Solteco Ugu Baaqey In...

0
Qaar ka mida salaadinta iyo cuqaasha ka soo jeeda koonfurta iyo badhtamaha Magaalada Hargeysa  ayaa dhaliilo culus u Soo Jeediyey  maayirka caasimada hergeysa Cabdiraxmaan...

Wararkii ugu danbeeyay