Jabhadda ONLF ayaa dhaliishay go’aanka ay dawladda Itoobiya shidaalka uga soo saartay Deegaanka Soomaalida...
abhadda ONLF ayaa dhaliishay go'aanka ay dawladda Itoobiya shidaalka uga soo saartay Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
"Iyadoo aan la xallinin is afgaranwaaga muddada dheer soo taagnaa...
Deg Deg, Maraykanka oo Toogsho kale Ka Dhacday Meel Buuq Badan
Toogashada ayaa ka dhacday dhismaha Wargeyska Capital galabnimadii talaadada xiliga Maraykanka,waxaana lagu dilay dad gaaraya shan qof, tiro kalena waa dhaawac
Weriye meesha joogay ayaa...
Dawlada Itoobiya Oo Sii Daysay Cabdikariin Qalbi Dhagax Iyo Suldaan Ka Qayb Qaatay Sii...
Dawlada federaalka ee dalka Itoobiya ayaa xoriyadiisa u soo celisay Cabdikariin Sheekh Muuse(Qalbi Dhagax) oo mudo sanad ku dhaw ku jiray gacanta dawlada Itoobiya.
Suldaan...
Shirkan Buurta gacan Libaax Waxaa wada Garxajiskii Xisbiga Wadani,Waxaana Suura gala, Siyaasi jaamac Shabeel
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigaal (Jaamac Shabeel) ayaa sheegay in shirka buurta gacan libaax uga socda mid...
Ururka Xasaradaha Aduunka Oo Warbixin Cusub Ka Soo Saaray Dagaal Mar Kale Ka Dhex...
Ururka xasaradaha aduunka ee International Crisis Group ayaa ka digay dagaal mar kale dhex mara dawlada somaliland iyo maamul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland.
Warbixin uu...
Boqor Buur Madow oo Ku hanjabay in uu ,Wado Cusub oo Siyaasadeedna Jeexan...
Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow ayaa sheegay in uu soo waddo majare siyaasaddeed oo cusub dhawaanna daboolka ka qaadi doono mawqifkiisa kadib xadhigii lagula kacay isla...
DEG DEG Ethiopia oo Xadhiga ka jaraysa Ceelkii Shidaal ee Ugu Horeeyay
Shirkad Shiine Ah Oo Degaanka Soomaalida Ethiopia Ugu Bushaaraysay Shiidaal Muddo Kooban Lagu Soo Saarayo
Cambani fadhigiisu yahay Shiinaha oo lagu magaacabo Poly Technology ayaa...
Shir Jabhada ONLF uga Furmay Dalka Eritaria
Iyada oo dowladaha Itoobiya iyo Eritrea ay bilaabeen wadahadalo toos ah oo miiska lasoo wada fariistay, wafuudna is dhaafsadeen, ayaa waxa ay u egtahay...





















