Saamigii Lagu Qaybiyay Golaha Baarlamaanka Xalbuu Ahaa, Iminka Wixii Aanu Leenahay Ayaanu rabnaa hadaanu...
Xildhibaan Siciid Cartan oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland kana soo jeeda gobolka Saaxil ayaa sii xoojiyay saluugga laga qabo saami qaybsiga golaha wakiillada...
Dawlada Ethiopia oo Shidaal Dayn ah Ah Ka odsatay Sacuudi Carabiya iyo Sababta
Madaxa xafiiska ra’isulwasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Routers u sheegay Itoobiya si ay uga baxdo dhibaatada dhinaca lacagta adag ka soo...
Maxaadan ogeyn oo ka soo baxay shirkii Brussels?
Wuxuu daba socday shirar dhowrkii sano ee u dambeeyey ka dhacay magaalooyin kala duwan oo ku yaalla Yurub, sida London, Brussels (shir midkan ka...
Deg Deg taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Saaxil iyo Ku Xigeenkiisii oo la Bedelay
,Taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Saaxil Shaashaanle Sare Aadan Cabdi Cawaale iyo Ku Xigeenkiisii Ayaa la Bedelay.Sida wararku xaqiijinayaana waxaa taliska Guud ee Ciidamada Booliiiska...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa Golaha Wakiilada Somaliland ku dhaliilay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa Golaha Wakiilada Somaliland ku dhaliilay in ay ka soo bixi waayeen doorkii ay ku lahaayeen...
Kulanka Faysal iyo Farmaajo Dhex Maray Uma Arko In Uu Wax Soo Kordhinayo” Mujaahid...
Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadlay sida uu arko kulanka Belgium ku dhex maray Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng...
Baarlamanka Israel ayaa maanta ansixiyey sharci muran badan dhaliyey oo 70 sano Ansaxintiisu qaadatay,
Baarlamanka Israel ayaa maanta ansixiyey sharci muran badan dhaliyey oo dhigaya in kaliya dadka Yahuudda ee Israel ay leeyihiin xuquuqda go’aan ka gaaris ee...
Majaajilayste aan ka aha Dunida iyo Maraykanka ayaa loo haysto in uu yiri...
Majaajilaystaha caanka ah ee u ku sugan dalka Mareykanka islamarkana asal ahaan ka soo jeeda Koonfur Afrika Trevor Noah ayaa waxa ay madaxa isla...





















