Deg Deg taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Saaxil iyo Ku Xigeenkiisii oo la Bedelay

0

,Taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Saaxil  Shaashaanle Sare Aadan Cabdi Cawaale iyo Ku Xigeenkiisii Ayaa la Bedelay.Sida wararku xaqiijinayaana waxaa taliska Guud ee Ciidamada Booliiiska Somaliland Soo magacaabeen Labo taliye oo usub. Badhasaabka Gobolka saaxil Eng Axmed Cismaan Xasanoo Shabakada HWN Kula xidhiidhay Khadka Teloofanka Ayaan Noo Cadeeyay  Labadaa taliye  La Bedelay