Home Wararka Page 1070

Wararka

Go,aan Maxkamadeed oo Lagu Riday Kiiskii Jabuuti iyo Shirkada Dp World,

0
Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go'aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World. Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo...

Deg Deg,Ciidamada kamaandoosta Afgaanistaan oo Weerar Naftood Hurid ah Ku Qaaday xabsi Aay...

0
Ciidamada kumaandooska dalka Afghanistan ayaa weerar ku qaaday xabsi ay maamulaan Taliban oo ku yaalla gobolka Koonfureed ee Helmand, waxayna sii daayeen 61 maxbuus. Taliyaha...

Ra’isulwasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay qoondada shidaalka ay Soomaalida yeelanayso

0
Dr Abiy oo dad badan kula hadlayay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ka jawaabay su'aal ahayd "Dhinaca deegaanka soomlida Itoobiy waxaa la iga...

Nin isirkiisa la hiddo-raacay oo magdhow heley

0
Askari u dhashay dalka Mareykanka oo ogaaday inuu leeyahay isir madow ah ayaa magdhaw helay kaddib markii lagu forjeeeyey isirkiisa. Sergeant Cleon Brown, oo ah...

Cabdiraxmaan Faroole Oo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Arin Ku Saabsan Wadda Hadalkii Hargeysa...

0
Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole kana mid ah xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya  ayaa kulan la qaatay raysal wasaaraha dawlada...

Xasan Sheekh oo ka hadlay Booqashadii Madaxawynaha dawlad xamar ee Asmara, jabuutina Ku Tilaamaya...

0
Xasan ayaa sheegay in Jabuuti ay tahay dal Soomaaliya u huray naf iyo maal, islamarkaana aanay sahlaneyn dhulka ka maqan, sidoo kalena ay mudan...

Wararkii ugu danbeeyay