Home Wararka Page 1059

Wararka

Taleefishinka Itoobiya oo baahiyay Cabdi Maxamuud Cumar oo la xirayo

0
Sida ay faafisay wakaalada wararka ee Itoobiya ee FANA, xeer illaaliyaha guud ee Itoobiya ayaa sheegay in loo haysto dacwado la xiriira gabood falo...

DEG DEG Madaxweynaha dawlad deegaanka Somali State ee dalka Itoobiya Mustafe Cumar ayaa ka...

0
Madaxweynaha dawlad deegaanka Somali State ee dalka Itoobiya Mustafe Cumar ayaa ka hadlay talaabada ay dawlada federaalka ahi xabsiga ku dhigtay madaxweynihii hore Cabdi...

Miino la riday Dagaalkii Labaad ee Adduunka oo daad gurayn baaxadleh horseeday

0
Magaalo Jarmalka ku taalla ayaa muddo lix saac ah dadkii laga daad gureeyay si loo xaqiijiyo in lakala furfuro oo la qaado bam toddobaadkan...

Trump wuxuu la kulmay Buhari oo “mayd noole ah”

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kaaliyeyaashiisa u sheegay in uu rabo in uusan mar dambe la kulmin madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari oo 75 jir...

Berbera, Baqdin laga qabo in Shidaalkii la xayiray ee xabagta Lahaa Dib Ugasoo baxo...

0
Sanadkan Horaantiisii Ayay ahayad markii dalka la Keenay Shidaal Xun oo xabagleh  Kaas oo Dhaawacyo iyo Khasaare badan u gaystay baabuurlayda wadata baabuurta yar...

Madaxwaynaha Dawlada xamar oo Malaayiin lacaga ku Bixiyay Sidii Loogu Fududayn lahaa la Kulanka...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa lacag milyan badhkii ah oo dollar ku bixinaya sidii uu taageero dawladiisa ugaga heli lahaa maamulka Maraykanka ee...

Wararkii ugu danbeeyay