Home Wararka Page 1058

Wararka

Raysal wasaare Apy Axmed oo kansalay Shirakadii Dhisaysay Biyo Xidheenka wayn

0
Dowladda Itoobiya ayaa shirkad xidhiidh la leh Militariga dalkaasi ka joojisay qanddaraas lagu siiyay dhistaanka biyo xidheenka muranka dhaliyay ee laga dhisaya webigaa Nile. Ra’iisal...

Deg Deg, Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah oo Ka Baxsaday Labo xabsi oo Ku Yaalay...

0
Safiirka  Soomaaliya u fadhiya  Midowga Yurub,Cali Siciid Faqi ayaa Qoraal uu soo saaray ku wargeliyay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Waalidiinta caruurtooda ku xiran yihiin...

Dambiyo dagaal Kuwii Ugu Xumaa intii ka danbaysay dagaalkii Dunda ee labaad ayaa ...

0
Khuburo qaabilsan xuquuqda aadanaha oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa rumaysan in laga yaabo in dhammaan dhinacyada ku dagaalamaya Yemen ay gaysteen dambiyo dagaal. Khuburada...

Badhasaabka Gaarisa Kenya oo Isku Dhiibay Booliiska waxaana Loo haystaa Isku day Dil

0
Badhasaabka magaalada Gaarisa Cali Bunow Qorane ayaa sheegay in aan la xirin balse uu isagu iska xaadiriyay booliiska si aan uga jawaabo eedaymaha loo...

Ladagaalanka Musuq Maasuqa oo dalka Kenya oo la dar dar galiyay waxaan la Xidhay...

0
Garsoore Philomena Mwilu oo ah ku-xigeenka maxkamadda sare ee Kenya ayaa xabsiga loo taxaabay xilli ay ku sugnayd mid kamid ah xafiisyada ay ka...

Madaxweynaha Maraykanka oo hoos u dhigay calanka Aqalka Cad

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in calanka suran Aqalka Cad hoos loo dhigi doono, ka dib markii dad dhaliishan ay weerareen jawaabtii...

Layaabka Madaxda Dunida Xukunta ,Trump oo Aay Afadiisa Kowaad Is qabteen Uguna Goodiyay in...

0
Haweenay hore lataliye iyo gacanyare ugu ahaan jirtay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegtay in marwada koowaad ee dalkaasi ay muddaba odaygeeda ka sugaysay...

Daawo, Siyaasiga Ismaaciil Buubaa oo Markii Kowaad ka hadlay Arimo Siyaaasadeed oo Khuseeya Ciidamada...

0
Siyaasi ismaciil Buubaa wuxuu ka hadlay Arinta Ciidamada qalabka sida ee Somaliland oo uu Leeyahay Talo kale haysugu Noqdeen Beelaha Somaliland,

Wararkii ugu danbeeyay