Doorashooyinka La Mudeeyay ee golaha Degaanka iyo baarlamanka Somaliland Ma qabsoomi Doonaan Xiligii Loo...
Doorashada golaha wakiilada iyo ta’ deeganka oo la qoondeeyay inay qabsoomaan March 2019, ayaa u muuqda inaanay ku qabsoomi Karin wakhtigaas loogu tallo galay.
Doorashooyinkan,...
Somaliland oo Baabuur Badan oo Biliiliqo Ahaa Lagana Soo baxsaday Jig Jiga...
Xukuumada Somaliland ayaa maanta ku wareejisay dawlada Itoobiya baabuur lala soo baxsaday intii rabshaduhu ka socdeen Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya.
Baabuurtan ayaa tiradoodu gaadhaysaa dhawr...
Deg Deg war, Xukuumada Somaliland oo Xoriyadoodii u Celisay Labdii wasiir ee dawlad Gobaleedka...
Wasiiradan ka Tirsana dawlad Gobaleedka Soomaalida Ethiopia waxa Laga Soo qabtay Garoonka Cigaal ,wasiirka Arimaha Gudaha somaliland
Wasiir ka tirsan golaha wasiirrada ee jamhuuriyadda Somaliland...
Imaraadka oo Shaciyay in wadmada aay Maalgashadeen aay Somaliland kaga Jirto nambarka Afraad sanadkii...
Qoraal ay baahisay dowlada Imaaraadka carabta ayaa waxaa lagu soo bandhigay wadamada ugu badan oo ay maalgashteen sanadkii tagay ee 2017.
Dowlada Imaaraadka ayaa qoraalkeeda...
Siyaasi jamaal Cali Xuseen oo Su Murugo Leh Uga hadlay xaalada Caafimad ee Cali...
siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah saraakiisha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ka hadlay xaalada daryeel la,aaneed ee soo foodsaartay Cali...
Trump oo sheegaya hadalo ka duwan kuwii uu horey u sheegay
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku adkaysanaya in lacag uu siiyay labo haween oo uu la seexday aysan ahayn tallaabo jabinaysa sharciga ollolaha doorashada...






















