Booliiska magaalada Hyderabad ee koonfurta dalka Hindiya ayaa billaabay baaritaan ay ku samaynayaan xatooyo...
Booliiska magaalada Hyderabad ee koonfurta dalka Hindiya ayaa billaabay baaritaan ay ku samaynayaan xatooyo loo gaystay baaquli dahab ka samaysan oo dheeman lagu xardhay...
Markabkii u Horeeyay ee ganacsi o Ethipia leedahay oo ku xidhay dekada CASAB ee...
Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Eritrea ee Masawa 20 sano ka dib, sida ay Twitterka ku qortay warbaahin...
Xukuumada Iyo Ganacsatada Maamusha Haamaha Shiidaalka Oo Khilaaf U Dhaxeeyo Iyo Qiimihii Shiidaalka Oo...
Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi iyo ganacsatadii maamulaysay haamaha Kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera.
Khilaafkan ayaa yimid ka dib...
“Salah wuxuu u qalmaa inuu ku guulesyto abaal marinta FIFA
Ahmed wuxuu inta ku daray Salah haddii ay guusha raacdo "Guushaasi ma aha mid u soo hoyatay dalka Masar oo keli balse waxay sheraf...
Go,aankii Madaxwayne Biixi ee Diiwaangalinta hantida Qaranka oo Saamayn wayn ku Yeeshay Masuuliyiintii...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan Hargeysa ka furay Mashruuc ay wado Wasaaradda Hawlaha Guud, kaas oo lagu sugayo tirada dhulka danta guud...
87 maroodi oo lagu laayay kayn ku taala dalka Botswana
Raqda wax ku dhow 90 maroodi ayaa laga heley kayn caan ah oo ku taala dalka Botswana sida ay sheegayaan dadka u ololeeya arrimaha...
Dukaanle ka ganacsada kalluunka oo ku sugan dalka Kuwait ayaa dukaankiisa la xirey kadib...
Dukaanle ka ganacsada kalluunka oo ku sugan dalka Kuwait ayaa dukaankiisa la xirey kadib markii la faafiyay sawirro muujinaya indho baliil ah oo uu...





















