Madaxawyanha Jabuuti oo Markii Kowaad ka hadlay Isfahamkii dhex maray dalkiisa iyo eritaria
Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa sheegay in Djibouti iyo Ereteriya gaadheen isfaham guud oo lagu dejinayo xaaladii adkayd ee labada wadan u...
Baanka aduunka oo soomaaliya siisayay 80,000,000 milyan oo doolar mudo ku siman 30 sanadood...
Baanka aduunka ayaa meel mariyey lacag gaadhaysa $80 Million oo uu ugu deeqay dalka soomaaliya, lacagtaas oo loogu tala galay dib u habaynta nidaamka...
ARIN LAYAABLEH OO KA DHACDAY ETHIOPIA, Muslimiin u abaal guday kiristaan dalka Itoobiya
Dadweynaha muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalada Goondhar ee dalka Itoobiya ayaa nadiifiyay goob dadka kristaanka ah ee ku nool halkaasi ay maanta kusoo...
Madaxweyne Farmaajo Oo Basaborka Mareykanka Ee Uu Haystaa Caqabad Kaga Noqday Inuu Shirka Qaramada...
Madaxweyne dawlada federaalka Soomaaliya Maxamed Abdullaahi Farmaajo ayaa markii labaad ka baaqday shir weynaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York ka socda.
Baraha...
Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa madaxda Xisbiyadda Mucaaradka ee Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo...
Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ka hadlay barnaamij taariikhi ah oo uu diyaariyay Wariye Cali Jibriil Xirsi, ayaa waxa uu labadaas siyaasi ku bogaadiyay...
Prof:Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, iyo masuuliyiinta Xisbiga Waddani,...
Prof:Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn isagoo ka hadlay xidhiidhka Sucuudiga ayaa yidhi “Way wanaagsan...
Siyaasi Golayaasha Qaranka Sida Wakiilada, Guurtida Iyo Dawladaha Hoose Ugu Baaqay In Ay Xilka...
Waxa Uu Golayaasha Qaranka Sida Wakiilada, Guurtida Iyo Dawladaha Hoose Ugu Baaqay In Ay Xilka Banneeyaan Inta Aanay Umaddu Xafiisyadooda Ugu Soo Daadan
Siyaasi Cabdiqaadir...
Daawo, Waxaanu Casuumi Doona Siyaasyiin Soomaali ah , Masii Eegan karno xaalada sooaamliayada koonfureed,Eng...
Daawo, Waxaanu Casuumi Doona Siyaasyiin Soomaali ah , Masii Eegan karno xaalada sooaamliayada koonfureed,Eng faysal cali waraabe oo waraysi Khatar ah BBC da siiyay
HOOS...





















