Baanka aduunka oo soomaaliya siisayay 80,000,000 milyan oo doolar mudo ku siman 30 sanadood markii kowaad

0

Baanka aduunka ayaa meel mariyey lacag gaadhaysa $80 Million oo uu ugu deeqay dalka soomaaliya, lacagtaas oo loogu tala galay dib u habaynta nidaamka dhaqaale ee soomaaliya.

Baanka aduunka ayaa sheegay in bixinta lacagtani ay calaamad u tahay bixinta lacagaha ugu horeeya ee wadankan ay  dagaaladu saameeyeen mudada gaadhaysa 30-ka sanadood

Baanka aduunka ayaa hore u hakiyey wada shaqayntii uu la lahaa dawlada soomaaliya markii ay ka qarxeen dagaaladu sanadkii 1991-kii, balse sanadkii 2003-dii ayuu dib u soo celiyey taageerada soomaaliya isaga oo sheegay inuu diirada saari doono arimaha la xidhiidha xanuunka HIV/Aids iyo barnaamijyada xoolaha oo uu kala shaqeeyo hay’addo kale, balse
marna muu ansixin dayn toos ah oo uu siiyo dawlada.

Baanka aduunka ayaa dib u furay xidhiidhkii tooska ahaa ee uu la lahaa dawlada soomaaliya sanadkii 2013-kii.

Guddida maamusha baanka aduunka ayaa war ay soo saareen ku sheegay in lacagta la gaadhsiinayo soomaaliya ay u qaybsan tahay $60 million oo loogu tala galay mashruuca dib u habaynta dhaqaalaha, $20 million oo loogu tala galay mashruuca awood gelinta miisaaniyada iyo maareynta maaliyada dadweynaha.”

Baanka aduunka ayaa sheegay in lacagtani ay u taagan tahay guul weyn oo ku saabsan horu marinta iyo dib u dhiska soomaaliya.

hoos ka akhri warbixintan

World Bank approves first grants to Somalia in 30 years

NAIROBI (Reuters) – The World Bank has approved $80 million in grants to Somalia to fund public finance reforms, marking the first disbursement to the government of the conflict-ridden country in 30 years, the bank said.

The Washington-based lender, which suspended ties with the country when war broke out in 1991, resumed support for Somalia in 2003, at the time saying it would focus on HIV/AIDS and livestock programs with other organizations, but it has not approved any direct lending to the government to date.

Sponsored

 

It reopened direct ties with Somalia’s federal government in early 2013.

Its board had approved financing of $60 million for the Recurrent Cost and Reform Financing Project and $20 million for the Domestic Revenue and Public Financial Management Capacity Strengthening Project, it said in a statement late on Tuesday.

“They represent a milestone in Somalia’s development and reconstruction,” the bank said.

The bank said it would also work with the government in Mogadishu to improve services like education and healthcare, access to clean water, energy and finance for its citizens – under a program called Country Partnership Framework.

Somalia’s economy was forecast to grow by an average of between 3.5 and 4.5 percent annually in 2019-2022, when the partnership on social services will run, the bank said.

“While agriculture is key to the economy, it remains vulnerable to shocks. As such, services will continue to be a main driver of growth, especially in the financial, transport and communication and trade sectors,” the lender said.

Hit by decades of conflict at the hands of clan militias, Somalia has over the past several years also been pummeled by an insurgency by al Qaeda-linked al Shabaab, famines and maritime piracy.

Parts of the country are still plagued by militant violence, but a degree of stability in the capital in recent years has begun to draw investment from locals and Somalis living abroad.

Last week, the International Monetary Fund said it expected the economy to grow by 3.1 percent this year from 2.3 percent in 2017, as it recovers from drought last year.

EXCLUSIVE-Turkey’s Erdogan says court will decide fate of detained U.S. pastor

(This story corrects to show Somalia is receiving grants, not loans)