Tareen Noociisu Dunida ku cusub yaay laga hirgaliayay dalka saciuudiga,
Boqorka Sucuudiga ayaa maanta xariga ka jaray tareen dheereeyo oo casri ah oo ka howlgali doono labada magaalo ee bareykan ee Maka iyo Madiina.
Dhisitaanka...
Nin 74 jir ah oo isaga oo nool laga helay guri gubtay 5 maalmood...
Nin 74 jir ah oo isaga oo nool laga helay guri gubtay 5 maalmood ka hor
Nin 74 jir ah ayaa isaga nool oo xaaladdiisu...
Amnesty oo dhaleeceysay dhacdo dad badan lagu xiray Itoobiya
Ha’yadda caalamiga ah ee Amnesty ayaa cambaareysay howlgal kumannaan qof lagu xiray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Amnesty waxay sheegtay in xiritaanka dadka shacabka...
Maxkamad Sare Oo Ingiriis Ah Oo Xukun Kale Ku Riday Dawlada Djibouti Iyo DP...
Maxkamadda sare ee England iyo Wales ee magaalada London ayaa hore u sii wadaysa go'aankii 31-dii bishii August ee 2018-ka, kaas oo ahaa in...
Deg Deg, Budhacad Badeed Si layaable u Afduubtay Markab Wayn
Kooxo Budhcad badeed ah oo udhashay Dalka Nigeria ayaa afduubay markab ay saarnaayeen dad gaadhaaya ilaa 12 qof oo shaqaale ah .
markabkan ayaa ku...






















