Wasiirrada arrimaha dibadda ee Itoobiya iyo Eritrea oo Muqdisho ka dagay
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa ka dagay magaalada Muqdisho.
Waxaana loo arkaa dadaal lagu sii xoojinayo, heshiisyadii nabadeed ee dhawaan dhex...
Turkiga oo helay Codad 11 Daqiiqo Soconaya oo ku saabsan Dilkii Jamal Khashoggi,Sida dilku...
Turkiga oo helay Codad 11 Daqiiqo Soconaya oo ku saabsan Dilkii Jamal Khashoggi,Sida dilku ku bilaabmay,inta daqiiqo ee lagu dilay,Codadka Ragga dilay & Xoggo...
Ahmed Shide oo loo magacaabay wasiirka maaliyadda Ethiopia
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta u magacaabay Ahmed Shide inuu noqdo wasiirka maaliyadda dalkaas, isaga oo beddeli doona Abraham Tekeste.
Ahmed Shide oo...
Hindida magaalada hydarabaad oo ka cabanaya Raga Soomaalida ah ee hablaha ka guursada
Marka laga hadlayo guurka qarsoodiga, waa mid aan ku cusbayn deegaanada Soomaalida, balse waayihii dambe qaar ka mid ah ragga Soomaaliyeed ayaa bilaabay inay...
Saraakiil Booliisa oo ku dhaawacantay rabshad ka dhacday berbera
Berbera Labo sarkaal oo ka Tirsan Booliiska Degmada Berbera iyo sadex askari ayaa dhaawacyo kala duwan kazoo gaadheen markii rag iyo haween wada socday...
Warbixin xasaasi ah oo ka soo kordhay Dilkii Jamal Khashoggi+Sacuudiga oo qirtay Dilka+Turkiga oo...
Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa diyaarinaya warbixin ay ku qiran doonaan in suxufi Jamal Khashoggi uu ku dhex dhintay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul kadib su’aallo weydiin...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xilal Cusub Magacaabay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-215/102018,ku magacaabay Xubnaha Komishanka Maamul-wanaaga.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto...






















