Home Wararka Page 1022

Wararka

Maalqabeenkii Reer tanzania oo Toban Casho kadib la Hellay

0
Waxaa gurigiisa si nabadoon dib ugu soo laabtay maalqabeen reer Tanzania ah oo muddo tobban maalmood ah lagu afduubtay magaalada Dar Es Salaam ee...

Ciidamo Ka Gadoodsan Mushahar La’aan Oo Xidhay Wadada Tagta Madaxtooyadda Garowe

0
Ciidanka madaxtooyada  maamul goboleedka Puntland oo ka gadooday mushahar la’aan ayaa saaka xidhay wadada laamiga ah ee tagta dhinaca wasaaradaha iyo xarunta madaxtooyada Garowe,...

Liibiya Oo Ku Gacan Saydhay Qorshaha Midowga Yurub Ee Lagu Xakameynayo Muhaajiriinta

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Liibiya waxaa uu sheegay in dalkiisu uu ka soo horjeedo qorshe midowga Yurub ay soo jeediyeen oo ahaa in...

Booliska Itoobiya oo sheegay Madaxweynihi hore ee Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar inuu isku...

0
Booliska dalka Itoobiya ayaa maxkamadda Sare ee Itoobiya oo gacanta ku hayso dacwadda Madaxweynihi hore ee Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar...

Xukuumadda Ethiopia Oo Sii Daysay Maxaabiistii Ugu Badnayd

0
Dawladda Ethiopia ayaa ooda ka soo qaaday Maxaabiis ay tiradooda guud dhamayd 1200 oo qof kuwaas oo lagu xidhxidhay Magaaladda Addis Ababa, ka dib...

Magacyada iyo sawirrada 15-ka nin ee lagu tuhmay dilka Jamal Khaashuqji

0
Warbaahinta dalka Turkiga ayaa shaacisay magacyada 15 ruux oo u dhalatay Sucuudiga, oo ay saraakiisha xukuumadda Ankara ku tuhunsanyihiin iney ku lug leeyihiin maqnaansha...

Xog Xasaasiya: C/weli Gaas oo arrin halis ah kula dul-kufay Isimada Beelaha Dhulbahante

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa lagu soo warramayaa in uu isimada beesha Dhulbahante ku cadaadinayo in ay hor-istaagaan doorasho ka dhacda Puntland. Gaas...

Wararkii ugu danbeeyay