Home Maqaallo Page 64

Maqaallo

Wax Ka Baro Faa’iidooyinka Baaxadda Leh Ee Cilmi-baadhayaashu Ka Heleen Timirta

0
'   Geedka barakaysan ee timirta oo ah geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku samaysmeyn badi dalagyada kale ee la quutaa,...

Golaha Wakiiladu Mooshin ha ku Hor-joogsadaan in Shirkadaha Sameyska ahi La Wereegaan Haamaha Shidaalka...

0
'   Xukuumadan ku meelgaadhka ah ee Suubiska ah ee waqtigeedii uu dhamaaday 27/7/2015. Waxay caado ka dhigatay in ay hantida maguuraanka ah ee ummadda ay...

Ururka SSJW Oo Garsoorka Ugu Baaqay Inay Dabaqaan Xeerka Saxaafadda Somaliland –

0
Hargaysa(BGN):-Ururka Suxufiyiinta Iyo Qoreyaasha Madaxa Banaan Ee Somaliland,Somaliland Society for Independent Journalists and Writers( SSJW ), aya Gudida Cadaaladda iyo hayadaha Garsoorka ee Somaliland...

Wareejinta haamaha Shidalku Halisbay ku tahay Amaanka iyo wada Noolaansha Umada SomalilanAbdirisaq Mohumed Hasand

0
Sidaynu ognahay taariikhda aduunka wixii dagaal iyo carqalad siyaasadeed kasoo dhacay iyo kuwa hadda ka socdaaba waxay salka ku hayaan arimaha shidaalka waayo casrigan...

Baaq iyo Cambaarayn is Huwan oo Ku wajahan Ololaha weeran ee Xukuumadu ku wareejinayso...

0
'   Shir deg-deg ah oo maanta oo taariikhdu aheyd 29/8/15 ay isugu yimaadeen Qurbajoogta Ciise Muse ee reer London ayaa waxay Cambaarayn wadareed mug leh...

Ethiopian Airlines Oo Noqotay Shirkadda Ugu Macaashka Badan Diyaaradaha Qaaradda Afrika

0
'   Waxay ka macaash  badatay marka laysku daro Shirkadaha diyaaradaha Qaaradda Addis Ababa(Berberaoday.com)-Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines, ayaa noqotay shirkadda ugu macaashka badan shirkadaha diyaaradaha qaaradda Afrika,...

Cid Kasta Oo Badasha Astaanka Qaranka Waxay Mutaysan Karaan Ciqaab, Cida Ugu Badan Ee...

0
Hargeysa(BGN):-Xildhibaa Ibraahin Jaamac Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay isbadal lagu sameeyey calanka somaliland.Xildhibaan Rayte oo...

Wasiirka Duulista iyo Hawada Oo Socod ku Maray Gudaha Magalada Burco + Reer Burco...

0
Burco BGN) Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Labadii Maalmood u Danbeyayba ku Sugnaa Gudaha Magalada Burco ayaa sidii Cadada u...

Wararkii ugu danbeeyay