Deg Deg war, Sadex Siyaasi oo Caan ah oo Laga eryay Xubin nimadii Xisbiga...
Warqad iminka ka soo baxday xafiiska xisbiga Kulmiye isla markaana ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa...
Deg Deg, Taliyaha Ciidamada Burundi ee Somaliya ku Sugan oo Diiday in aay ka...
Milateriga dalka Burundi ayaa ka soo horjeestay codsi uga yimid midowga Afrika oo ahaa in kun askari oo kamid ah ciidammadooda katirsan AMISOM ay...
Xildhibaanadii Mooshinka ka Keenay farmaajo oo Eedaymo Horleh Soo Saaray iyo Dilal Qorshaysnaa ...
xildhibaanadii dhawaan mooshinka ka keenay madaxweyne Farmaajo ayaa mar kale soo bandhigay eedaymo culus oo u jeediyeen madaxweynaha.
Xildhibaanada oo hore u shaaciyey inay ka...
Kulmiye Malaha Waaba Siyaasadiisa Waayo Muddo Kordhinta Ehel Buu U Yahay, Ceebna Uma Yaqaano….”...
Siyaasi Cali Maxamed yuusuf Cali Guray ayaa Ka dareen celiyay hadalo kasoo yeedhay gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada kaasi oo uu ku tilmaamay...
Xudeyda, oo 140km (90 meyl) galbeed kaga began magaalada caasimadda ah ee Sanca, waxay...
Xudeyda, oo 140km (90 meyl) galbeed kaga began magaalada caasimadda ah ee Sanca, waxay ahayd magaalada afaraad ee ugu weyn Yemen iyo xarun dhaqaale...
Xildhibaano Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Dalka
Siciid Cartan Cismaan, Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa iyo Xidlhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac, oo ka wada tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland, ayaa ka hadlay...
Deg deg, War, Bayaan aay Sowada sareen Odayaal dhaqmeedkii oramada iyo odayaal dhaqmeedka somaliland
War murtiyeed goor dhawayd soo baxay ayaa la sheegay in laga soo saaray kulamo ay wada qaateen madax dhaqameedka somaliland iyo weftigii dhigooda ahaa...
Xubnaha ka mida Qoyska Boqortooyda Saudi Arabia oo xaalad argagax leh wajahaya
Qoyska boqortooyada Sacuudi Carabiya waxa ay ku sugan yihiin xaalad “Argagax”ah oo uu ku hayo dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan, waxaa sidaas warisay Jariiradda...
Nuxurka Heshiis Ay Wadda Gaadheen Waddamada Itoobiya Iyo Imaaraadka Carabta
Dawladaha Itoobiya iyo Imaaraadka carabta ayaa si wada jir ah u saxeexay heshiis ay wada gaadheen.
Heshiiskan ay wada gaadheen Addis Ababa Iyo Dubai ayaa...
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Weerar Afka Ah Ku Qaadey Xisbiga Waddani
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Weerar Afka Ah Ku Qaadey Xisbiga Waddani