Home Wararka Page 997

Wararka

Maxbuus 100 sano jir ah oo u dhashay Nigeria oo sugaya xukun dil ah

0
Celestine Egbunuche oo ah maxbuus loo heysto fal dil ah ayaa loo aqoonsaday inuu yahay "maxbuuska ugu da'da weyn dalka Nigeria" iyadoo uu socdo...

Wasiirka gaadiidka iyo horu marinta jidadka somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa is hor taagay isku...

0
Wasiirka gaadiidka iyo horu marinta jidadka somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa is hor taagay isku shaandhayn uu maareeyaha hay’adda waddooyinku ku sameeyey agaasime waaxeedyada hay’addaasi. Qoraal...

Cirbixiyeeno kasoo booday dayax-gacmeed ciladoobay

0
Dayax-gacmeed ay saarnaayeen cirbixiyeeno Ruushka u dhashay ayay cillad ku qabsatay hawada sare sida ay tabinayso warbaahinta Ruushka, balse dadkii saarnaa ayaa ka badbaaday. Waxaa...

BBC Itoobiya: Ciidamo gadoodsan oo tagay xafiiska Abiy Axmed

0
Dhowr boqol oo kamid ah ciidamada Itoobiya ayaa socod ku tagay xafiiska Raisul wasaaraha dalkaas ee magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa ayagoo dalbanaya...

Masuul Hore Iskaga Casilay Xukuumada Oo Soo Bandhigay Abaal Uu Gashaday Madaxweynaha Iyo Wixii...

0
Agaasimihii hore ee wasaarada qorshaynta qaranka Prof Cabdi Cali Jaamac oo hore iskaga casilay xukuumada ayaa soo bandhigay wakhti adag oo uu kala soo...

DAAWO Madaxwayne Muuse Biixi oo Qudbad Carabiya ka Jeediyay Wanqalkii Dhagax Dhiga dekada Berbera...

0
DAAWO Madaxwayne Muuse Biixi oo Qudbad Carabiya ka Jeediyay Wanqalkii Dhagax Dhiga dekada Berbera oo Lagu Qabtay madaxtooyada Somaliland

Daawo Muuqaal:-Madaxa Shirkada DP World Oo Ka Halday Dekeda Cusub Ee Ay Ka Dhagax...

0
Daawo Muuqaal:-Madaxa Shirkada DP World Oo Ka Halday Dekeda Cusub Ee Ay Ka Dhagax Dhigeen Magaalada Berbera

Heshiiskii Lala Galay DPWorld Waxa Ka Muuqda Mad-Madow Badan Oo Itoobiya Meesha Way Ka...

0
Heshiiskii Lala Galay DPWorld Waxa Ka Muuqda Mad-Madow Badan Oo Itoobiya Meesha Way Ka Maqan Tahay......Xoghayaha Duulista Ee Waddani  

Waa kuma Khabib Nurmagomedov – ninkii garaacay Conor McGregor

0
Wuxuu ahaa bandhig la isku bowdya-qaawinayey oo xeel dagaalna la isugu awood sheeganayey, laakinse guusha Khabib Nurmagomedov uu ka gaaray Conor McGregor, dagaalkii ay...

Wararkii ugu danbeeyay