Wasiirka gaadiidka iyo horu marinta jidadka somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa is hor taagay isku shaandhayn uu maareeyaha hay’adda waddooyinku ku sameeyey agaasime waaxeedyada hay’addaasi.

0

Qoraal uu wasiirka gaadiidku u diray maareeyaha hay’adda wadooyinka oo luuqad adag ku qornaa ayuu ku sheegay inaanay waxba ka jirin isku shaandhaynta uu sameeyey maareeyaha hay’adda waddooyinku.