Home Wararka Page 996

Wararka

Gabadh Soomaali ah oo si qarsoodi ah u ciyaartay uguna guulaysatay tartanka feedha haweenka...

0
Ramla Cali markay ku guulaysatay tartanka feedhka ee Ingiriiska sanadkii 2016-kii, qoyskeedu ma daawanayn. Sababtuna ma aha in ay diidanaayeen ee warba waanay ka...

Mareykanka ayaa danjiraha cusub oo Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya u magacaabay Danjire Donald...

0
Mareykanka ayaa danjiraha cusub oo Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya u magacaabay Danjire Donald Yamamato oo khibrad aad u badan u leh dhinaca dibloomaasiyadda. Madaxweyne...

Maalqabeenka Dhalinyarada ah ee Reer tansaaniya oo la Afuubay iyo Booliiska oo Baadi Goob...

0
Taajirka ugu da’yar Afrika  ayaa niman wejiga soo duubtay waxay ka afduubteen hoteel ku yaalla magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania. Booliska oo xaqiijiyay...

Wasiirka Horumarinta gadiida iyo Maareeyaha hay,ada Wadooyinka keebaa sharciyan u leh isku...

0
Intii ay jirtay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa ku soo noqnoqday Khilaafaadka u dhaxeeya Masuuliyiinta Uu U Magacaabay Xilalka Kala Duwan. Khilaafaadkan oo badhkood...

Maareeyaha Dekeda Berbera Oo La Weydiiyay In Ethiopia Ay Ku Soo Marti Qaadeen Xafladii...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay marti qaad rasmi ah u dirtay Dawladda Ethiopia si ay ugala soo qayb galaan Xafladda Shirkadda Dp World...

400 Qaxooti Soomaali Ayaa Ku Dhintay Yemen – Diblomaasi

0
Dad gaadhaya ilaa 400 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay dagaalka ka socda dalka Yemen tan iyo intii uu bilowday sannadkii 2015-ka, sidaasi...

Warbaahinta reer galbeedka oo qaadacday ka qeybgalka shirka ka dhacay Riyaad

0
Shrikadaha warbaahinta ayaa isaga baxaya ka qeybgalka shirk u saabsan maalgashiga oo lagu waday in uu ka dhaco magaalada Riyaadh ee dalka Sucuudiga sababo...

Golaha Wasiirada Itoobiya Oo La Dhimayo Iyo Tirada Laga Saarayo Oo La Shaaciyey

0
Golaha wasiirada ee dawlada federaalka ah ee dalka Itoobiay ayaa dib u eegis lagu samaynayaa. Fadhigii ugu dambeeyey ee ay yeesheen golaha wasiirada ee Itoobiya...

Wararkii ugu danbeeyay