Home Wararka Page 994

Wararka

Boqor Salmaan oo Erdogan kala hadlay arrinta weriye Khashoggi iyo xaaldii u danbaysay ee...

0
Boqor Salmaanka Sucuudiga ayaa taleefoon kula hadlay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan si ay uga wada arrinsadaan baaritaan wada jir ah oo lagu sameeyo...

DawladaCanada ayaa shaacisay qadarka lacag ay ugu deeqday somaliland iyo mashaariicda loogu tala galay.

0
DawladaCanada ayaa shaacisay qadarka lacag ay ugu deeqday somaliland iyo mashaariicda loogu tala galay. Lacagtan ayey dawlada Canada ugu tala gashay in mashaariic la xidhiidha...

Aasiya Xasan oo xafladeedii Qalinjabinta jaamacadda tagtay iyadoo 7 maalmood umul ah

0
Dumarka Soomaaliyeed waxaa inta badan lagu dhaliilaa iney waxbarashada ka caga jiidaan marka ay reer yeeshaan ama ay carruurta ku mashquulaan, laakiin Aasiya Xasan...

Safiirka Imaraadka ee somaliland Muxuu Ka yidhi Cida Magacowday

0
Safiirka Somaliland ee Fadhigiisu yahay waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Mudane Xasan Yaasiin Hirad oo ah nin dhallinyaro ah oo dhawaan baddalay Safiirkii hore ee...

Gabdho Soomaali ah oo Maydkooda laha helay meel bali ah wadanka

0
Labo gabdhood oo Soomaali ah oo da'yar ah oo habeenkii Sabtida ahayd xilli ay guryahooda u soo hoyanayeen lagu waayay magaalada Minneapolis ee dalka...

Wasiirka Beeraha Somaliland Iyo Gudoomiyaha Hay’ada Udiyaar Garawga Masiibooyinka Oo Khilaaf Ka Dhex Qarxay...

0
Guddoomiyaha Hay’adda u diyaar Garawga Masiibooyinka iyo Keydka Raashinka Qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa naqdiyay hadal kasoo yeedhay Wasiirka Horumarinta Beeraha Axmed Muumin Seed...

Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Iyo Warshadaha Somaliland Ahmed Cali Ubaxle ayaa waraysi ay layeelataya...

0
Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Iyo Warshadaha Somaliland Ahmed Cali Ubaxle ayaa waraysi ay layeelataya shabakada Hadhwanaagnews kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin...

Wararkii ugu danbeeyay