Gabdho Soomaali ah oo Maydkooda laha helay meel bali ah wadanka

0

Labo gabdhood oo Soomaali ah oo da’yar ah oo habeenkii Sabtida ahayd xilli ay guryahooda u soo hoyanayeen lagu waayay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa hadda meydkooda la helay.

Gabdhaha oo ilma adeer ahaa, laguna kala magacaabo Busha Cabdi iyo Saynab Cabdalla ayaa la sheegay in meydadkooda laga helay meel balli ah.

Ciidammada ammaanka ayaa hadda baarayaa sida ay wax u dhaceen. Hadaba faahfaahinta waxaan goor dhaweyd weydiinay weriyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen Shiine.