Home Wararka Page 968

Wararka

La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Maxamed Warancadde, ayaa tilmaamay in ninka ajaanibka...

0
La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Maxamed Warancadde, ayaa tilmaamay in ninka ajaanibka ah ee loo magacaabay Baanka dhexe ee Somaliya inuu halis...

Uhuru Kenyata oo iminka sheegay in Soo afjareen Weerarkii Hoteelka lagu qaaday

0
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyattta ayaa sheegay in weerarkii dhimashada lahaa ee lagu qaaday dhisme hotel iyo xafiisyo oo ku yaalla magaalada Nairobi uu soo...

Xaalada Lawyacado Oo Wali Cakiran & Ganacsato U Guurtay Bartamaha Xadka Labada Dal Ee...

0
Waxa wali kala xidhan dhaqdhaqaaqii ganacsi ee magaalo-xuduudeedka Lawyacado, wixii ka dambeeyay amarkii Badhasaabka Salal uu ku bixiyay in aanay haba yaraatee xadka ka...

hay,ad turky ahayd oo Laga cayriyay somaliland mudo hore oo safiirka turkiga u fadhiya...

0
Safiirka Turkiga u jooga magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, oo dhawaan safar ku yimid magaalada Hargeysa, lana kulmay Madaxweyne Biixi, ayaa dawladda Somaliland uga...

Canfar gadooday oo jaray jidka marinka u ah xamuulka ugasoo dega ethiopia dekada jabuuti

0
Addis Ababa (Ilays-News):- -Dibadbaxayaal ka soo jeeda Maamul-gobaleedka Cafarta ee Itoobiya ayaa toddobaadkan xidhay Waddada halbawlaha ah ee isku xidha  Ethiopia iyo Jabuuti,. Jidkan...

Hay,ada wadaniga ah e Yovenco Dibudhis Iskuul iyo Ardayda Duruufaha Cimiladau saameeyaan u fidisay...

0
  Dugsiga Xaji Yusuf Iimaan waxa uu ka mid yahay  dugsiyada  ka faa’iidaystay mashruuca waxbarashada ee Education in Emergency (EIE) mashruucaasi waxaa maalgaliyey haayada arimaha...

Deg Deg, Afhayeenka Booliiska Kenya oo Warkii u danbeeyaay sheegay xaalada Hoteeelkii la Weerary

0
Ugu yaraan hal qarax iyo rasaas xooggan ayaa lagu weeraray hotel ku yaalla magaalada Nairobi oo lagu magacaabo DusitD2. Afhayeenka booliska Kenya, Charles Owino ayaa...

BBC, Labo Qarax oo ka Dhacay nayrobi Kenya Khasarana gaystay iyo al shabaab...

0
Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen gudaha magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Afhayeen u hadlay Al-Shabaab...

Farmaajo, Madaxwaynaha dawlada xamar oo Weerar dacayad afka ah ku qaaday xildhibaanadii ka Keenay...

0
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khudbad ka jeedinayay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiggii Afaraad ee Golaha...

Wararkii ugu danbeeyay