Home Wararka Page 929

Wararka

Wargeyska Al-madiina oo ka soo baxa boqortooyada Sucuudiga ayaa qoray in wasiirka beeraha iyo...

0
Wasiirka deegaanka, biyaha iyo beeraha ee boqortooyada Sucuudiga Injineer Cabdaraxmaan Al-Fadli ayaa xaqiijiyey in aanay boqortooyada Sucuudigu aqbali doonin cadaadis uu sheegay in dalkiisa...

Farmaajo oo Xidhiidhka u jaray wadanka ugandha oo ah wadanka ciidamada ugu badani ka...

0
-Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa shaacisay inay xidhiidhkii u jartay wadanka Uganda oo ka mid ah wadamada ciidamadu ka joogaan soomaaliya. War ka soo...

Sheekada nin Soomaali ah oo si “caddaalad darro ah” loogu daldalay Britain

0
Safia Maxamed, ayaa la yaabtay markii ay ogaatay in qofkii ugu danbeeyey ee lagu daldalo gobolka Wales, ee dalka Britain, uu ahaa Soomaali. Inta badan...

Maraykanku Muxuu ku haysta madax shirkada tiknoolajiyadda ee Huawei ee laga leeyahay dalka...

0
Wasaaradda cadaaladda ee Mareykanka ayaa dacwado dhawr ah waxa ay ka gudbisay madaxa dhaqaalaha shirkadda tiknoolajiyadda ee Huawei ee laga leeyahay dalka Shiinaha Meng...

Madaxweynaha Uganda Yeweri Musevani, ayaa Teleshinka NTV Uganda ka sheegay in Soomaaliya  aanay lahayn...

0
Madaxweynaha Uganda Yeweri Musevani, ayaa Teleshinka NTV Uganda ka sheegay in Soomaaliya  aanay lahayn dawlad nidaamsan oo shaqeynaysa, taasi oo muujinaysa niyad-jabka kaga dhacay...

Imaaradku Waxa Ay Wadaan Maaha Aynu Wada Danaysano Ee Waa Aan Kugu Danaysto, Shirkada...

0
Ma Xataa inta ay Qadar Muqdisho siisayna! 15000 ee ciidamada ahi waa kuwo iyaga ka amar qaadanaya hadii ay jiraane ma adigaad moodi. Hadda...

Madaxweynaha Zimbabwe oo amar ku bixiyay in lasoo xiro saraakiil ka tirsan ciidamada dalkaasi

0
Madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa amar ku bixiyay in lasoo xiro qaar kamid ah saraakiisha ammaanka dalkaasi oo laga soo duubay muuqal muujinayo iyagoo...

Khubaro cilmi baareyaal ah ayaa ku guuleystay qalliin ay ku diyaariyeen digaag si caadi...

0
Khubaro cilmi baareyaal ah ayaa ku guuleystay qalliin ay ku diyaariyeen digaag si caadi ah u dhali kara ukumo ay ku jirto daawo loogu...

Sida ay xiisadda Venezuela isugu baddali karto dagaal caalami ah

0
Xasaradaha siyaasadeed ee ka taagan gudaha waddanka Venezuela ayaa halis ugu jira iney isu rogaan kuwo caalami ah, maadaama ay dalalka ugu quwadda weyn...

Xiisadii Siyaasadeed Ee Jigjiga Miyey Dagtay Mise Waa La Isku Maqan Yahay?

0
Waxaa maalmihii dambe magaalada Jigjig ka tagnaa xiisad siyaasadeed oo la sheegay inay u dhaxeesay madaxweynaah deegaanka, Mustafe Muxumed Cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga ahna...

Wararkii ugu danbeeyay