Xog War Xasasiya , Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo Kulan Qarsoodi ah la qatay farmaajo wadanka gadar,

0

Waxa ay wada deganaayeen Hotel-ka Sheraton Grand Doha Resort And Conventions oo ku yaalla magaalada Dooxa , waxaana aad isugu dhawaa qolalka ay degeen.

Ismaaciil Maxamuud Buubaa , waxa uu Dooxa gaadhay laba maalmood ka hor booqashadii Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo , waxa uu marti qaad ka helay dawladda Qadar .

Si kedis ayey u kulmeen maalintii shalay ka dib markii Madaxweynaha loo sheegay in Buubaa oo uu deganyey hotel-ka sida ay ii xaqiijiyeen dad goobjoog ka ahaa kulanka .Waxaana uu ku booqday qolkiisa salaan ka bacdi waa la kafmay qadar daqiiqado ah .

Illaa hadda waxa la ogyey uun in ay si kooban u kulmaan , lamana sheegin in ay kulan dambe loo balamey

Buubaa oo xaalad caafimaad ugu sugnaa dalka Turkey, waxa la sheegay in uu Qadar u tagay in ku qanciyo sidii ay mashaariic horumarineed ugu fulin lahayd deegaamo ka mida Somaliland .