Home Wararka Page 913

Wararka

Xogta Tv Aljasiira oo sheegtay in musuq maasuq ku jiray heshiiska dp ...

0
Fadeexad culus oo ku soo baxday Qoyska Siilaanyo & Baashe Morgan oo la baahiyey+Dacwad Qaramada Midoobay loo gudbiyey Telefishanka Aljazeera ayaa soo diyaariyey warbixin muddo...

Amnesty: Duqeymaha Mareykanka ee Somalia waxaa ku dhintay rayid

0
Hey'adda xuquuqda aadanah u dooddo ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada duqeynmaha dhinaca cirka ah ee uu Mareykanka  ka fuliyay Soomaaliya ay aad u...

Agaasimihii Guud ee wasaarada warfafinta jamhuuriyada Somaliland oo Xabsiga la dhigay

0
Agaasimihiiguud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame oo is casilay shalay ayaa xalay lagu xidhay magaalada Hargaysa. Ilaa imika ma cada sababta rasmiga...

Ciidamadda Booliska Oo Xabsiga Dhigay Agaasime Kale oo baadhistii Hanti-Dhawrku Saamaysay

0
Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabey agaasimihii Maamulka iyo Lacagta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Xasan Maxamuud Muxumed. Warar hordhac ah oo ay helaysay shabakadda...

BBC Madaxawyne waqti Dheer Xukunka dalkiisa hayay oo Go,aaan Adag qaatay isna Casilay,

0
Madaxweynaha dalka Kazakhstan Nursultan Nazarbayev, ninka keliya ee dalkaasi ka talinayay tan iyo intii uu ka baxay burburkii Midowgii Soviet horraantii 1990-meeyadii, ayaa iscasilay. Khudbad...

Wararkii ugu danbeeyay